2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Muqdisho Ku Qabatay Siminaar Sharcigga Badda Caalamiga ah Iyada oo ay Soomaaliya iyo Kenya ka dhex oogantahay dacwad la xiriirta dhulbadeed ay Soomaaliya leedahay oo ay Kenya sheeganayso ayaa waxa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM uu magaalada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Dabaaldegii 3 Guurada Goobjoog Talaadadii July 14, 2015 waxaa Hotel City Plaza lagu qabtay xafladda sanad guurada sadexaad ee Goobjoog News. Xafladda waxaa loo dabaaldegay si weyn, Xamaasad leh, Majaajilo, Qosol, Gabayo, Khudbado iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Mareykanka oo Ciiddan Qaadacaya Mall Of Amerika Taasoo Qeyb ka Ah U Doodista Xuquuqda Dadka Madoow Soomaalida magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa sheegey in ciidda ay qaadici doonaan in ay camiraan ama ka tukaameystaan suuqa weyn ee loo yaqaano Mall of Amerika iyaga oo barbar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegtey in ay Dib u Dhiseyso Hotel Curubo Wasiirka warfaafinta, hidaha , dhaqanka iyo dalxiiska dowladda dowladda federaalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kormeerey Hotel Curubo oo ka mid ahaa hoteeladii Soomaaliya ugu caansanaa oo balse hadda burbursan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi “Taleefankaaga Oo Jeebka Ku Jira Ayeey Goobjoog Warka Kugu Soo Rideysaa” Gudoomiyaha guddiga Warfaafinta baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa bogaadiyey dadaalka warbaahineed ee ay waddo Goobjoog, waxa uu ka hadlayay munaasabadda dabaaldega sedex guuradii Goobjoog oo lagu qabtay Hotel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Oo Hambalyo u Diray Idaacadda Goobjoog Wasiirka wasaaradda warfaafita Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goor dhaw hadal ka jeediyay munaasabadda loogu dabaal degayo Seddax Sano guurada Goobjoog ayaa ugu horeen u hambalyeeyay maamulka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dalxa “Goobjoog Sanadba Midka Ka Dambeeya Horumar Ayeey Ku Tallaabsaneysaa” Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda barlamaanka Soomaaliya aya sheegay in Idaacadda Goobjoog ay horumar gaartay mudadii ay shaqeynaysa. Mudanaha oo hadal ka jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Oo Goobjoog Ku Amaanay Hagar La’aanta Ay Shacabka Ugu Shaqeeyeen Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee Nusi ayaa ku amaanay Idaacadda Goobjoog mudadii ay shaqeynaysay iyo sida ay bulshada wax ugu qabatay. Xoghayaha Ururukaasi Maxamed Ibraahim Pakistan oo hadal ka jeediyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimihii Laanta Duulinta Rayidka oo Xilkiisii Iska Casiley Warqad kasoo baxday xafiiska Laanta Duulista Rayidka ah ee Hawada Sare ayaa lagu sheegey in sii hayaha xilka agaasimaha uu iska casiley mudane Maxamuud Faarax Cigaal. Sida ku qoran nuqul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadahadalo Garoowe oga Socda Dowladda Federaalka iyo Maamul Puntland Waxaa magaalada magaalada Garoowe ka soconaya wadahadalo u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Puntland oo isagu tabasha ka qaba dowladda federaalka , tanina waxa ay imanaysaa kadib markii uu…