Shirka IGAD ee Addis Ababa oo Looga Hadlay Xawaaladaha Soomaalida Sheeko:Dalka Shirka waddamada IGAD ee ka soconaya magaalada caasimadda ah ee dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa looga hadlay arrimaha xawaaladaha Soomaaliya. Hadal-jeedin uu halkaasi ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Mudane Xaamud oo La Dalacsiiyey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa digreeto uu soo saaray ayuu ku dalacsiiyey taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliye Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, waxaana la siiyey darajada ciidan ee Sareeye Gaas oo ah tan ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Dowladda oo Maanta La Siiyey Mushaarkoodii Ka Maqnaa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday Bangiga Dhexe oo maanta ay ka socotay bixinta mushaaraadkii shaqaalaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Xaaji Fiqi oo Loo Magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi oo ahaa musharixii madaxtinimo ee Galmudug ayaa maanta loo magacaabay xil cusub oo ah 2 todobaad uun kadib markii looga guuleystey codbixintii Cadaado. War saxaafadeed kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Cabdirashiid oo Ku Biiraya Gaas iyo Madoobe oo Garoowe Ku Sugan Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa in uu maanta u ambo boxo magaalada Garoowe ee Puntland, halkaasi oo ay ku kulansanyihiin madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo madaxweynaha Puntland Cabdiwali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwadda Badda Oo Maanta La Gudbinayo, Balse Dhagaysiga Waa Sanadka Dambe Saraakiil sarsare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Xeer Illaaliyaha Guud Axmed Daahir ayaa maanta lagu wadaa in dcwad ka kooban 150 bog ay u gudbiyaan maxkamadda caddaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Dhaqaalaha Looga Hadlayo oo Ka Furmayo Addis Ababa, Madaxweynaha oo Ka Qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Itoobiya halkaasi oo uu ka furmayo shirweyne dhaqaalaha looga hadlayo oo Midoowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ay qabanayaan . Shirkan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laamaha Ammaanka oo La Shaqeyn Doona Waaxda Nadaafadda Banaadir Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu go’aamiyey in laamana ammaanka ee dowladda ay la shaqeeyaan waaxda nadaafadda ee gobolka Banaadir si kor loogu qaado bilicda magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taraafikada : Waxaan Qabanay Gaari Fal Lagu Geystey oo Watay Taargo Been Abuur ah Taliyaha ciidamada nabadgalyada waddooyinka Cali Gab ayaa soo bandhigey gaari yar oo maanta lagu qabtay Muqdisho kaasi oo la sheegey in uu ahaa gaari saacado ka hor lagu geystey dil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Kenya oo Lagu Eedeeyey In Ay Duqeymo Ku Dishey Carruur Dugsi Qur’aan Gobolka Gedo Qaar ka mid odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo xiriir lasoo sameeyey Goobjoog News ayaa dowladda Kenya ku eedeeyey in ay duqeysey meelo ay degenyihiin dad rayid ah, halkaasi lagu diley…