Culumo Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Dadaalo Dadka Xujeyda Lagu Barayo Waajibaadka Xajka Sheeko:Dalka Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayay culumo Soomaaliyeed kusoo bandhigeen barnaamij cusub oo lagu furayo xarun dadka si lacag la’aan ah loogu bari doono waajibaadka xajka ka hor inta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Shan Qodob Kasoo Saaray Dastuurka Federaal Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Axad ah soo gaba-gabeeyay doodii ay ka yeesheen Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay jabiisay qodobo ku qoran Dastuurka, wax ka badalka Dastuurka, xeerar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabaya Guddi Ciidamada Abaabula Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa lagu soo waramayaa in uu wado la tashiyo ku aaddan sidii la’iskugu duba ridi lahaa ciidamo uu yeesho maamulkiisa cusub ee Galmudug. Ciidamada uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo u Ambo Baxay Magaalada Hague Dacwadda Badda Awgeed Xeer Illaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Daahir ayaa u ambo baxay magaalada Hague ee dalka Netherlands halkaasi oo maalinta bari ah lagu wado in Soomaaliya ay maxkamadda caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya oo Fasax Qaran Ka Dhigtey Maalinta Ciiddul Fidriga War kusoo baxay faafinta rasmiga ah ee dowladda Kenya (Government Gazette) oo uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha Joseph Nkaissery ayaa lagu shaaciyey in maalinta 18-ka bishan June oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN GAAR AH: Weeraradii Lagu Qaaday Hoteelada Siyaad iyo Weheliye Waxay ahayd maalin jimco ah tii ugu dambeysey bisha barakaysan ee Ramadhaan, dadkuna waxa ay intooda badan markaasi galiyeen sheeygii ugu horeeyey ee afurka kadib saacado badan oo la soomanaa,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Muumin Oo Loo Magacaabay Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, marii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qaraxyadii Lagu Qaaday Hoteelada Saraakiil u hadashay dowladda Soomaaliya ayaa sheegey in illaa 7 ka mid ah dagaalyahanadii weerarada soo qaaday ay dileen ciidamada dowladda, islamarkaasina ay soo afkareen weerarada. Goobtii ay wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahino Kasoo Baxaya Weeraradii Lagu Qaaday Hoteelada Siyaad iyo Weheliye Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro caawo maqribkii lagu qaaday labo hotel oo ku yaala magaalada Muqdisho. Wararka soo kordhey waxaa ka mid ah isbitaalka madiina mas’uuliyiinta ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sirdoonka Waddamada Bariga Afrika iyo IGAD oo Alshabaab Ka Shiraya Taliyeyaasha laamaha sirdoonka ee waddamada xubnaha ka ah urur goboleedyada Bariga Africa ee EAC iyo IGAD ayaa waxa uu shir heer sare ah oga furmi doonaa magaalada Kampala ee dalka…