2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Aamino Maxamed iyo Jamaal Maxamed oo Nairobi Ku Kulmey Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacoowdey Kenya Jamaal Maxamed ayaa xafiiskeeda kula kulmey Aamino Maxamed oo ah wasiirka arrimaha dibada Kenya Kulankani ayaa salka ku hayay sidii waraaqihiisa safiirnimo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Mushaaraadka Ciidamada Weeydiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Kulan ayaa dhexmaray guddiga difaaca baarlamaanka iyo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, waxaana wasiirka wax laga weeydiiyey xuquuqaha ka maqan ciidamada xoogga dalka oo aanan iyagu mushaarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid “Xilka Ayaan Ku Wareejinayaa Madaxweynaha Cusub” Madaxweynihii hore ee maamulkii la oran jirey Galmudug Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa sheegey in uu diyaar u yahay in uu xilka ku wareejiyo madaxweynaha cusub ee loo doortey maamulka rasmiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kormeerka Taliyaha AMISOM ee Kudhaa iyo Foojignaanta Laga Qabo Weerarkii Leego oo Kale Taliyaha AMISOM ee guud Jen. Jonathan Rono ayaa kormeer ku tagay saldhig ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ay ku leeyihiin jasiiradda Kudhaa ee Jubbada Hoose halkaasi oo sanadkii hore ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Ka Shakisan in Weerarkii Mandheera Ay Geysteen Dhalinyaro Deegaanka Ah Mas’uuliyiin u hadashay dowladda Kenya ayaa sheegtey in weerarkii shalay lagu qaaday koox dad ah oo ka shaqeeya godadka carro kaawada ee lagu dhiley illaa 13 qof, 10 kalana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo Magacoowdey Guddi Heer Sare Ah Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Carrabeey ayaa markii ugu horeysey ku dhawaaqay guddi heer sare ah oo madaxtooyada kala shaqeyn doona diyaarinta barnaamijka waxqabadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Shirkii Koowaad La Qaadatay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xuduudaha Wasiirka arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Cabdirishiid Maxamed Xiddig ayaa maanta la kulmey guddiyada doorashooyinka iyo kan xuduudaha iyo federaalka oo shalay uun uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Dowladda oo u Duuley Kenya Arrimo La Xiriira Maamulka Hawada Soomaaliya Wasiiru dowlaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada soomaaliya Maxamed Isaaq Fanax ayaa maanta (Talaado) u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka kenya si ay uga qeyb galaan shir caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda ee Japan ee Biyaha Soomaaliya Ku Sugan oo Markii Lixaad Waqtiga Loo Kordhiyey Dowladda dalka Japan ayaa markii lixaad muddo sanad ah oo kale u kordhisey ciidamadeeda badda ee ku sugan biyaha Soomaaliya si ay u illaaliyaan maraakiibta ganacsi ee dalkaasi ee maraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federaalka “Cabashada Puntland ee Galmudug Waxaa Lagu Xalinayaa Hab Dastuuri Ah” Golaha wasiirada dowladda federaalka ayaa markii ugu horeysey ka hadlay cabasho kasoo yeertey maamul goboleedka Puntland oo ku aaddan dhismaha maamul goboleedka kale ee Galmudug. Puntland ayaa sheegtey in aysan…