Dowladda oo Ka Hadashay Shaqo Abuurista Dhalinyarada Sheeko:Dalka Warbixinta todobaadlaha ah ee dowladda kaga hadasho waxqabadkeeda ayaa lagu soo hadalqaaday shaqo abuurista dhalinyarada iyo waxa laga qabtay. Warbixinta ayaa u qorneyd sida soo socota. Wasiir Ku xigeenka Wasaarada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahada Alshabaab oo Xalay Saacado Qabsaday Wanlaweyn Dagaalyahanada Alshabaab ayaa xalay fiidkii la wareegey magaalada Wanle Weyn ee gobolka Shabeelada Hoose kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo La Sheegey in uu Saldhigyo Qarsoodi Ku Leeyahay Kismaayo iyo Balli Doogle Sida uu faafiyey wargeyska Foreign Policy, illaa 2 saldhig oo qarsoodi ah oo uu Mareykanku leeyahay kuwaasi oo laga duuliyo diyaaradaha aanan duuliyeyaasha lahayn ee Drones loo yaqaan ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM “Ma Jirto Wax Dib u Gurasho Ah oo Aan Sameyney” Talista ciidamada nabad illaalinta Midoowga Afrika ayaa beeniyey warar kusoo baxay qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in AMISOM ay dib oga guranayso deegaanadii ay horey ula wareegtey. Maman…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Xoriyadda Burundi oo Muqdisho Laga Xusey, Askarkii Laga Laayay oo Laga Tacsiyeeyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Hadashay Shirka Gobolada Dhexe oo Maanta Lasoo Gabogabeynayo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey nidaamka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo la filayo maalinta berri ah ee 4ta July 2015 in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Qabsaday Magaalooyin Hor Leh Dagaalyahanada Alshabaab ayaa dib ula wareegey magaalooyin sedex ah oo ay isaga baxeen ciidamada AMISOM saacadihii lasoo dhaafay. Magaalooyinkani ayaa waxaa ka mid ah Tooro Tooroow, Awdheegle iyo Mubaarak oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalgashiga Internet-ka Soomaaliya oo Laga Hadlay Kulan qeybtii labaad oo ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir guddoomiyey ra’isulwasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa looga hadlay arrimaha maalgashiga dalka, gaar ahaan Internet-ka. Wasiirka Warfaafinta,…
1 daqiiqo Philippe Lazzarini “Soomaaliya Waa Rajada Kaliya ee Ka Jirta Adduunyada Sii Haligmeysa” Philippe Lazzarini oo muddo dheer ahaa u qeybsanaha arrimaha bini’aadanimada ee hadda xilkiisa kasii dagaya ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi waxa uu si weyn ugu bogaadiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda oo War Kasoo Saartay Imtixaanaadkii Qaranka Golaha wasiirada kulan ay yeesheen ayaa lagu soo hadal qaaday imtixaanaadkii guud ee qaran ee dugsiyada sare ee ay qabatay wasaaradda waxbarashada markii ugu horeysey muddo 25 sano ah. Wasiirka…