1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo Ka Hadlay Baahida Loo Qabo Balaarinta Dekeda Muqdisho Shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ayaa looga hadlay baahida loo qabo balaarinta dekada Muqdisho oo saxmad iyo ciriir badan laga dareemey kadib markii ay bateen badeecooyinka kusoo degaya. Wasiirka…
6 daqiiqo Imisaa La Diley : Tirada Dadka La Diley Bisha June, 2015 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Billad Sharaf Siiyey Duqa Muqdisho Muungaab Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa billad sharaf siiyey duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, iyada oo lagu abaalmariyey kaalintii uu ka qaatay qabanqaabada munaasabadihii 26-ka June iyo 1-da…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Batroolka oo Sheegey in Kenya Aysan Shidaal Ka Baari Karin Dhul Badeedka Soomaaliya Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamed Mukhtaar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog xili uu booqasho ku yimid xarunta idaacadda ayuu sheegey in marnaba aysan dowladda Soomaaliya ogolaan doonin in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibada oo Beenisey Warkii Kasoo Yeerey Kenya ee Ku Sabsanaa Dhulbadeedka War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa lagu beeniyey war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada Kenya oo ahaa in Soomaaliya ay xaqiijisey in ay ka laabanayso dacwaddii maxkamadda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliskii Ciidamada Cirka Soomaaliya oo Dib Loo Furey Waxaa maanta dib loo furey taliskii ciidamada cirka Soomaaliya, waxaana xafiiska xarigga ka jaray wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Cali Diini. Xafiiskani oo ku yaala xaafadda Afisiyooni ee Muqdisho ayaa waxa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Adeegga Garsoorka iyo Maxkamadda Dastuuriga Dhawaan waxaa baarlamaanka la horkeeney xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka kaasi oo balse dib loogu celiyey wasiirka caddaalada Cabdullaahi Ilkajiir, kadib markii xildhibaanada ay ka biyo diideen qabka loo maray xulista…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari ka tirsan Ciidamada DF oo Magaalada Garbahaarey ku Diley Haweeneey Uur Laheyd Wararka laga helayo magaalada Garbahaarey ayaa waxay sheegayaan in shaley galab uu Askari ku hubaysan Qoriga AK47 uu goob ganacsi oo ku taala gudaha magaalada Garbahaarey uu ku toogtey Haweeney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Sheegtey In Aysan Marnaba Ogolaan Doonin Darbiga Ay Kenya Ka Dhiseyso Xadka Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaysan raali ka ahayn Darbiga ay Dowladda Kenya sheegtay inay ka dhisayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowladda oo Lagu Eedeeyey In Ay Macalimiin Laayeen Qaar ka mid ah oday dhaqameedyada gobolka Galgaduud ayaa ciidamada AMISOM ee Itoobiya ka socda iyo kuwa dowladda ku eedeeyey in ay laayeen macalimiin diinta islaamka iyo waliba dad rayid…