1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo Sheegtey In Dowladda Soomaaliya Ay La laabatay Dacwaddii Maxkamadda Adduunka Wasiirka arrimaha dibada Kenya Aamina Maxamed ayaa baarlamaanka dalkaasi u sheegtey in dowladda Soomaaliya ay la laabanayso dacwad ay horey u geysey maxkamadda adduunka ee Hague, taasi oo ku saabsaneyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kasoo Laabtay Safar Itoobiya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kusoo laabtay magaalada Baydhabo waxana uuna ka warbixiyey safarkii todobaad ka badan uu ku joogey dalka Itoobiya. Waxa uu Shariif sheegey in madaxda Itoobiya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya oo La Wareegey Xeradii Leego ee Ciidamada AMISOM Lagu Weeraray Ciidamada ka socda Itoobiya ee hoostaga AMISOM ayaa la wareegey fariisintii jimcihii lagu weeraray ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM kuwaasi oo isaga baxay halkaasi. Xiliga ay magaalada tagayaan ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkad Shidaal Baaris ah oo Ka Baxdey Puntland Shirkad ka diiwaangashan dalka Canada oo lagu magacaabo Africa Energy oo illaa sanadkii 2007-dii hawlo shidaal baaris ah ka wadday dhulka maamul goboleedka Puntland ayaa halkaasi isaga baxday. Shirkadda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabashada Araajiida Musharixiinta Galmudug oo Maanta Bilaabanaysa Guddiga doorashooyinka madaxweytinimo ee maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u bilaabaya qabashada araajida musharixiinta u taagan xilka madaxweynenimo iyo ku xigeenimo ee Galmudug. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Maxamuud Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Weeydiistey Liiska Dhamaan Dadkii Codsaday Shaqada Guddiyada Madaxa Banaan Markii uu maanta hortagay baarlamaanka wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen waxa uu difaacay xalaal ahaanshaha labada guddi ee kala ah kan doorashooyinka iyo kan federaalka iyo xuduudaha,…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Baarlamaanka Uga Warbixinaya Guddiyo La Dhisey Maanta waxaa lagu wadaa in uu markale baarlamaanka hortago wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen waxaana su’aalo laga weeydiinayo guddiyada madaxa banaan ee ay wasaaradda soo magacoowdey. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo Ku Laabtay Leego Magaalada Leego oo maalintii jimcihii dagaal ba’an ay kula wareegeen dagaalyahanada Alshabaab, islamarkaasina qasaare xooggan ay ku gaarsiiyeen ciidamada AMISOM ayaa waxaa hadda dib ugu laabtay ciidamada dowladda iyo kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Bishaar Ugaas “Xeerka Golaha Adeegga Garsoork Madaxweynaha Ma uusan Sixiixin, Faafinta Rasmigana Kuma Uusan Soo Bixin” Xildhibaan Bishaar Ugaas oo ka mid ahaa xildhibaano aragtidooda ka dhiibtey guddiga golaha addeega garsoorka oo shalay la horgeeyey baarlamaanka federaalka ayaa su’aal ka keeney in sharciga oo la meelmariyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Ka Guurey Dugsiga Sare Afgooye iyo Iskoolka oo Dib Loo Furey Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka guurey dugsiga sare ee degmada Afgooye halkaasi oo ay degenaayeen muddo 3 sano ee lasoo dhaafay, waxayna tani suurogalisey in iskuulkii dib loo…