Baarlamaanka oo Wasiir Ku Celiyey Guddiga Adeegga Garsoorka oo Muran Badan uu Ka Dhashay Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ayaa maanta wasiirka caddaalada Cabdullaahi Jaamac Axmed Ilkajiir ku celiyey qoraal afka Ingiriiska ku qornaa oo ka hadlkayay taariikh nololeedka xubnaha guddiga addeega garsoorka oo la horgeeyey… 2 daqiiqo
5 daqiiqo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Musharixiinta Madaxweynenimo Shalay oo ahayd maalin sabti ah taariikhduna ku beegneyd 27-da bisha June, 2015-ka waxaa magaalada Cadaado lagu doortey guddoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen ee baarlamaanka Galmudug, waxaana xilalkani ku tartamay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug “Wadahadal Ayaan La Galeynaa Ahlu Sunna” Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Galmudug mudane Cali Gacal Casir oo markii ugu horeysey warbaahinta la hadlay tan iyo intii shalay lagu doortey magaalada Cadaado ayaa sheegey in ay wadahadal la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Odayaal Puntland oo Waanwaan La Bilaabay Jeneraalka Gadoodsan Wafti odayaal dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa gaaray tuulada Qarxis halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa gadoodey oo uu hoggaaminayo Jeneraal Muxyadiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo oo Hambalyeeyey Doorashada Cali Gacal Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Khaatumo ayaa hambalyeeyey doorashada guddoomiyaha maamul goboleedka cusub ee Galmudug Cali Gacal Casir oo shalay lagu doortey magaalada Cadaado. Maxamuud Sheekh oo la hadlayay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jabuuti ee Hiiraan oo Maalinta Xornimada Darteed ku Deeqey Qalab Ciidamada nabad illaalinta midoowga Afrika ee ka socda dalka Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne ayaa dad beeraley ah siiyey qalab beeraha lagu qoto munaasabadda 38 guuradii kasoo wareegtey maalintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sicir Barar Ba’an oo Laga Soo Sheegayo Degmada Xudur ee Bakool Wararka ka imanaya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka jiro sicir barar xili dadka ay ku jiraan bisha barakeysan ee Ramadaanka. Mas’uuliyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof. Yaxye Cali Ibraahim”Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Waxay Ahayd Mid Xalaal ah” Prof. Yaxye Cali Ibrahim oo ah hormuudka mid ka mid ah xarumaha tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ku tilmaamay mid xalaal ah, sidii la rabayna u dhacday,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Wadaagaan Weerarkii Leego ee AMISOM Lagu Qaaday iyo Kii Dayniilee 2011-kii? Shalay oo ahayd maalin jimce ah (26/06/2015) waxaa deegaanka Leego ee gobolka Shabeelada Hoose ka dhacay weerar culus oo dagaalyahada Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ee Burundi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo Xayiraadda Ka Qaaday Shirkaddo Gaadiid Oo Soomaaliyeed Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday shirkadaha basaska ama gaadiidka dadweynaha oo ay leeyihiin ganacsato Soomaali ah kuwaasi oo qeyb ka ahaa illaa 80 shaqsiyaad iyo shirkado la xirey akoonadooda…