3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda ”Miisaaniyadii laga sugayay caalamka oo ahayd 49% soo gaarin dowladda” Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Maxamed Aden Ibraahim Fargeeti ayaa hortagay golaha baarlamaanka, si wax looga weydiiyo sida ay ku baxday miisaaniyadda 2015, 49 milyan oo soo xarootay siday…
3 daqiiqo Imtixaamka Dowladda ee Dugsiyada Sare Waa Talaabo Horey Loo Qaaday Todobaadkani waxaa soo gabogaboobey imtixaanaadka dugsiyada sare ee dowladda Soomaaliya ay qaadaysay markii ugu horeysey muddo 25 ka badan. Kaliya ma ahan in 25 sano kadib ay suurogashay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo La Shaaciyey Gudigga Farsamadda Maamul Dhisidda Gobollada dhexe ayaa shaaciyey inta badan liiska xubnaha Baarlmaanka Dowlad Gobolleedka Galmudug. Guddoomiyaha Gudigga Farsamadda Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa ku amaantay odayaasha dhaqanku sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Cabasho Ka Muujisey Dastuurka Cadaado Lagu Ansixiyey War saxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntland ayaa lagu sheegey in ay aad oga walaacsanyihiin, kana xunyihiin qodob ku jira dastuurka dhawaan lagu ansixiyey magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka IMF oo Sheegtey in Dhaqaalaha Soomaaliya uu Korey 3.7% Sanduuqa Lacagta Adduunka ee magaciisa loosoo gaabiyo IMF ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu kaga hadlay kororka dhaqaalaha Soomaaliya, waana markii ugu horeysey muddo 25 sano ah oo IMF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Fasaxday Xawaaladihii Soomaalida Dalkaasi Ka Shaqeynayay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegey in ramadhaanka dartiis uu go’aansaday in uu fasoxo xawaaladaha Soomaalida. Isaga oo shalay jeediyey fariin ku socota dadka muslimiinta ah bisha barakaysan ee Ramadaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya “Ciidamadeenu Waa Sii Joogayaan Soomaaliya” Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markale ku celiyey in ciidamada dalkiisa aysan kasoo bixi doonin Soomaaliya illaa inta laga ciribtirayo Alshabaab sida uu hadalka u dhigey. Waxa uu meesha ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta “Sharciga Saxaafadda Waxa uu Fasaxayaa 3 Nooc oo Warbaahin Ah” Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sharciga saxaafadda markii ugu horeysey ka hor akhriyey baarlamaanka Soomaaliya shalay oo arboxo ahayd, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey qodobada uu xambaarsanyahay sharciga. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo Shuruud Ku Xirey In Xildhibanada Loo Qeybiyo Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku canaantay xukuumadda ka dhago adeygista qodobo horey loo faray in ay soo buuxiyaan marka hindise sharciyeedyada la horkeenayo baarlamaanka. Jawaari ayaa sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhildhibaan Cabdalle Boos oo Sheegey in Laamaha Amniga Si Xun Ula Dhaqmeen Xildhibaan Cabdalle Boos oo ka mid ahaa xildhibaano ciidamada dowladda ku weerareen magaalada Muqdisho, midkoodna dhintey, isagana dhaawacmay ayaa sheegey in laamaha amniga ay si xun ola dhaqmeen. Isaga oo…