3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda : Rahan Looma Heysan Karo Xogta Shidaalka Waxaana Lasoo Wareejinayaa Agoosto Wasiirka Batroolka dowladda federaalka Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaa ka hadlay macluumaad ay uruurisey shirkadda Soma Oil and Gas oo horey dowladda ola gashay qandaraas baaris shidaal, hawshaasi oo ay dhameysey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Ka Xumaatay Muwaadhiniin Laga Soo Tarxiiley Somaliland Agaasimaha waaxda socdaal iyo jinsiyadaha dowladda federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Gaafoow oo hadlay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay muwaadhiniin Soomaaliyeed oo laga soo tarxiiley Hargeysa. Waxa uu sheegey in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qad Tareen oo Isku Xiri Doonaa Jabuuti iyo Itoobiya oo Xarigga Laga Jarayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa lagu wadaa in Arbacada ay xarigga ka jaraan qad cusub oo tareen oo isku xiraya labada dal, waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas oo Isku Shaandheynaya Wasiirada Ka Hor Fadhiga Golaha Wakiilada “Isbadalka Agaasimaha Madaxtooyada Waxa uu Hordhac u Yahay Isku Shaandheyn Wasiirada Puntland” Sidaasi waxaa yiri agaasimaha cusub ee madaxtooyadda Puntland Cabdinaasir Maxamuud Gureey oo ka hadlayay munaasabad uu xilka kula…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Fly Dubai oo Hargeysa Tagtey Maalmo Kadib Heshiiskii Imaaraadka iyo Dowladda Federaalka Shirkadda laga leeyahay dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ee Fly Dubai ayaa markii ugu horeysey maanta duulimaad ku timid magaalada Hargeysa, halkaasi oo todobaadkii ay afar jeer tagi doonto, iskuna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Soo Dhexgashay Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubbaland Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska waxay soo dhoweynayaan horumarka ilaa iyo hadda laga gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Is Rasaaseyn Dhexmartay Ahlu Sunnah iyo Ciidamada Dowladda ee Gobolada Dhexe Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Dhuusamareeb, Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta hawlgalo ka sameeyey deegaano ka baxsan magaalada oo ay maalmo ka hor qabsadeen, taasina waxa ay dhalisey isku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Mo Farah Oo Looga Shakiyey In uu Maandooriye Isticmaalo, Lana Baarayo Oradyahanka weyn ee heysta dhalashada dalka England Mo Farah ayaa waxaa la marsiin doonaa tijaabo caafimaad iyada oo looga shakisan yahay in uu isticmaalo daroogo xilliga uu orodka ku jiro.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha oo Sheegey in Ay Waqti Qaadanayso Inta Dhalinta Laga Tirtirayo Fikirka Xun Isaga oo wariyeyaasha la hadlayay waxyar kadib markii uu kasoo baxay kulan albaabada u xirnaayeen golaha ammaanka Qaramada Midoobey, ayuu Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke sheegey in ay dhowdahay xiligii dalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland oo Kala Saartay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegey in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya aysan wada ahayn kuwa mooshinka ka keeney golaha wakiilada ee Jubbaland, islamarkaasina…