Guddoonka Baarlamaanka oo Idmey in Wadahadal Laga Galo Mooshinka Madaxweynaha (Waraaqo) Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegey in ay tahay markii koowaad oo madaxweyne Soomaaliyeed laga keeno mooshin xilka looga qaadayo, laguna soo eedeeyo tuhumo la xiriira was isdaba-marin, sidaasi darteed in aysan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Kufsi Ka Geystey Galgaduud oo Lagu Wareejiyey Dambi Baarista Xeer Illaaliyaha Guud ayaa ka hadlay rag dhawr ah oo la sheegey in falal kufsi ah ka geysteen gobolka Galgaduud, kuwaasi oo lagu wareejiyey gacanta ciidamada dambi baarista dowladda. Xeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo ku Eeedeysey Puntland Lacago Been Abuur ah Oo La Qabtay Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyey Puntland in ay soo daabacatay lacago been abuur ah oo lasoo galiyey suuqyada, kuwaasi oo markii labaad ay qabteen ciidamada Galmudug ee magaalada Gaalkacayo. Mas’uuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Cusub iyo Ku Xigeenkiisa oo Loo Magaacabay Ciidamadda Xoogga Dalka Kulankii todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirada ayaa maanta lagu magacaabay taliye cusub iyo ku xigeenkiisa kadib markii mas’uuliyiintii xilkaasi horey u hayay laga qaaday. Taliyaha cusub ee ciidanka C.X.D ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Uganda oo Booqdey Xeradii Jannaale ee Lagu Galay AMISOM Taliyaha guud ee ciidamadda xoogga dalka Uganda Jeneraal Edward Katunba ayaa booqdey xeradii ciidamada AMISOM lagu weeraray talaadadii ee deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. “Booqashadayda waxaa dhaliyey wixii halkan…
3 daqiiqo Sheeko:Caalamka Gabar Aabaheed u Naq Raacay Uganda oo Milyan Dheer Noqotey Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa soo qorey sheeko xiiso badan oo ku saabsan haweeneey Soomaaliyeed oo aabaheed kasoo naq raacay gobolada waqooyi ee Soomaaliya, haddana noqotey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Qandaraas Shidaal Baaris u Saxiixdey Shirkad Cusub Wakaaladda batroolka iyo macdanta ee Puntland ee magaceeda loosoo gaabiyo PPMA ayaa qandaraas la saxiixatay shirkadda shidaal baaris oo laga leeyahay dalka Maraykanka , taasi oo lagu magacaabo ION Geophysical…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Tuhmey Weerarkii Jannaale oo Diyaarad Lagu Soo Daabulay Wararka ka imanay deegaanka Jannaale ee Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay halkaasi kasoo qaaday dhalinyaro lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen weerarkii shalay lagu qaaday…
3 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dad Muhaajiriin ah oo Qarqiyey Yurub Waxaa qaaradda Yurub ka taagan qalalaasihii ugu weynaa ebed kadib dagaalkii labaad ee adduunka ee ku saabsan muhaajiriin ama dad soogalooti ah ama qaxaya. Boqolaal kun oo qof oo caruurahooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Macalimiin oo La Tababarayo Gobolada Dhexe Illaa 80 macalin oo wax ka dhiga dugsiyada hoose/dhexe iyo sare ee gobolada dhexe ayaa loo fidinayaa tababar soconaya muddo 5 bilood ah sida uu dhigayo heshiis maanta qalinka lagu…