Maxay Tahay Xikmadda Bajaajta Canshuurta Looga Qaado, Shirkadaha Waaweyna Aanan Loo Canshuurin ? Sida aan dhawaan baahiney warbixin uu soo saaray guddiga maaliyadda baarlamaanka federaalka ayaa waxa uu dowladda federaalka ugu baaqay in ay canshuur ka qaado shirkadaha waaweyn sida kuwa isgaarsiinta, xawaaladaha,… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Koowaad ee Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Muqdisho – Sawirro Waxaa soo gabogaboobey maalinti koowaad ee bandhigga buugaagta caalamiga ah ee magaalada Muqdisho iyada oo ay kasoo qeybgaleen boqolaal dad ah oo dhalinyaro u badan, laguna soo bandhigey illaa 3…
6 daqiiqo Sheeko:War Warbixin : Baarlamaanka oo Daaha Ka Rogey Wax Isdabamarin Dhaqaale Guddiga maaliyadda ee baarlamaanka federaalka ayaa baaritaan muddo ah kadib waxa uu soo saaray warbixin aad xasaasi u ah oo nuqul ka mid ah ay Goobjoog heshey taasi oo qodob-qodob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Dalka Angola oo xirxirey boqol Soomaali ah Booliiska magaalada caasimadda dalka Angola ee Luanda ayaa xirxirey boqol qof oo Soomaali ah kuwaasi oo la sheegey in ay sharci daro ku joogeen dalkaasi. Sida uu wariyeyaasha u sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddo Laami ah oo Dhismaheeda La Dhagax Dhigey Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaabayaa maanta dhagaxdhigey waddo laami ah oo laga dhisayo magaalada Muqdisho kadib burbur xooggan oo kasoo gaaray dagaaladii sokeeye. Wadadan la dhagax dhigey ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo Baaris Kadib Dambi Ku Waayay Gobolka Banaadir Kadib cabashooyin badan oo kasoo yeerayay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo ay uga cabanayeen maamulka gobolka Banaadir iyo dhulal la sheegey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland oo Deegaanada Uu Ka Taliyo Ka Mamnuucay Talefishinka Universal War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa gabi ahaanba deegaanada Jubbaland, gaar ahaan sedexda gobol ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo in uu ka hawlgalo taleefishinka Universal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado oo Laga Bilaabay Hawlgal Hub Ka Dhigis ah Kadib markii shalay go’aan uu gaaray guddiga amniga ee maamulka Galmudug kaasi oo wax looga badalayo arrimaha amniga ee magaalada ayaa waxaa maanta biloowdey hawlgalo lagu uruurinayo hubka fudfudud ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Horey Ugu Hungoowdey Madaxweynaha, Haddana u Hiilineysa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu muddo 3 sanadood ah isku badalay 3 Ra’isulwasaare, kuwaasi oo dhamaantood ay isku dhaceen, markii dambana uu ka shaqeeyey in xilka laga qaado,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad ah oo Kasoo Baxay Qaraxii Isgoyska Hotel Jubba ee Magalaada Muqdisho (Sawirro) Qarax ka dhashay gaari la dhigay gadaasha danbe ee ex-hotel Jubba, gaar ahaan meel lagu ciyaari jiray islamarkaana ah Baar shaah, ayaa ilaa hada dhamashadiisu waxay maraysaa 5 iyo 18…