1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg :- Dagaal Ka Dhacay Deegana Hoostaga Dhuusamareeb Wararka hada naga soo gaarayo Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in Halkaasi uu hada dib uga qarxay Dagaal u dhexeeya Labada beelood oo walaalo kuwaas oo wada daga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiyaha Mynamar Oo Xabsiga La Dhigay iyo Afgambi Dalkaas ka Dhacay Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in dalkaasi ay ciidamada meleteriga ay ka sameeyen afgambi xukunka ay kaga tuureen dowladda radiyka ee dalkaas. Aung San Suu Kyi hogaamiyaha dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sixitaan: Baarlamaanka Hishabeelle Oo Shir Deg Deg Ah La Isugu Yeeray Baarlamaanka Hirshabeellle ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha maamulkaasi Cali Guudlaawe. Kulanka oo ka dhacaya UNICEF ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Weerarka Hotel Afriik Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku bilawday qaraxyo , kaas oo lagu qaaday Hotel Afriik oo ku yaala wadada xiriirisa Airport ka muqdisho iyo isgoosyka Km4. Xubna…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Swan oo Axmed Madoobe uga Tacsiyeey Dadkii ku Dhintay Dagaalkii Baladxaawo Ergeyga xogheyaha qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan oo maanta gaaray Kismaayo ayaa Madaxweyne Madoobe kala hadlay arrimo ay la mid yihiin gargaarka iyo gacan qabashada qaramada midoobey, dagaalkii Baladxaawo,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo garaaya agagaarka Isgooyska KM4 ayaa sheegaya in qaraxyo isxig xigo ay ka dhaceen halkaasi, kuwaas oo lagu weeraray mid ka mid ah Hoteelada ku yaalla wadada aadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Sababay Dhimashada 8 Carruur ah Oo Ka Dhacay Deegaanka Golweyn Wararka naga soo gaarayo deegaanka Golweyn oo hoostaga degmada Marka, ayaa sheegaya in goordhaw caruur ku sugneeyd deegaanka uu haleelay qaraxa. Caruurta ayaa la sheegay in uu ku qarxay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Kismaayo Ergayga qaramada Midoobay u qaabil san ariamaha Soomaaliya James Swan iyo Wafdi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland . Swan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Soo Dhaweeysay Shir Uu Madaxweeyne Farmaajo Ku Baaqay Dowlad Govaleedka Jubbaland ayaa soo dhaweeysay shir deg deg ah oo loga arinsanayo xaaladda doorashooyinka dalka , kaas oo uu Madaxweeyne Farmaajo, xalay ku baaqay in la isugu yimaado. Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dowladda Soomaaliya Oo Shir Deg Deg ah ku Baaqday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goordhaw war ka soo saaray xaaladda doorashooyinka dalka ayaa ku baaqay in Shirar dib u heshiisiin ah la qabto. war ka soo baxay Villa…