Labo Askari Oo Lagu Dilay Sanaag Iyo Muuse Biixi Oo Ka Tacsiyeeyey Sheeko:Amniga Madaxweynaha Somaliland ayaa ka tacsiyeeyey labadii askari ee lagu dilay gobolka Sanaag, arrintan ayaa timid kadib markii 2 askari oo ka tirsanaa ciidamada asluubta lagu dilay Bancade. Saraakiisha la dilay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khilaafka Doorashada Ee Xibsiyada Ka Dhisan Somaliland Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay la kulmeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid, ayaga oo kulanka ay albaabadu u xirnaayeen, Saxaafaduna dibad joog ka aheyd, wararka ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo amray in lagu banneeyo muddo labo asbuuc ah Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku yaalla degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Al-shabaab ahaa oo isku soo Dhiibay Ciidammada Dowladda Dowladda federaalka ah gaar ahaan ciidammada ku sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen rag ka tirsan Al-shabaab Labadan horjooge ayaa magacyadooda lagu kala sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Waxaa goordhow furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo arrimo badan looga hadlayo. Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/weli…