2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka James Swan: ‘’ Lama Aqbalayo Doorasho Hal Dhinac Ah ‘’ Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya u fadhiya James Swan ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay sii laba jibaareen howlahooda Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay in horay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Djibouti : Warbixinta Waxay aheyd Mid U Dhacday Qaab Xirfad iyo Dhexdhexaadnimo Ah Dowladda Djibouti ayaa qoraal ay kasoo saartay warbixinta guddiga xaqiiqo raadiska ah ku sheegtay iney u dhacday si ay ku jirto xirfad iyo dhexdhexaadnimo . Qoraalka Djibouti waxaa lagu xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Guddiyadii Ay Magacaabeen Jubbaland iyo Puntland Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay gudiyadii doorashada ay xalay soo magacaabeen maamulad Jubbaland iyo Puntland, waxa ayna sheegtay in qaabka guddigan loo magacabay ay baal marsan tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan Oo Gaaray Magaalada Jowhar Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabelle gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergayga qaramada midoobay u qaabil san arimaha soomaaliya James Swan. Wafdiga Swan ayaa waxaa garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maamulada Jubbaland iyo Puntland Midawga musharixiinta xilka madaxweeynanimada dalka doorashada 2021, ayaa goordhaw soo saaray in war saxaafadeed ay ku soo dhaweeyeen go’aanka ka soo baxay maamulada Jubbaland iyo Puntland ee ku aadan in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland iyo Puntland Oo Ku Baaqay In Shir Deg Deg Ah Xamar La Isugu Yimaado Madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntaland ayaa soo saaray qoraal wada jir ah oo ay ugu baaqeen in la isugu yimaado si xal looga gaaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka dalka. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Puntland iyo Jubbaland oo Magacaabay Guddiyada Doorashada ee Heer Dowlad Goboleed Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed oo muddo laga sugayay inay ku dhawaqaan waxaana magacaabiddaan ay dhabada u xaareysaa qabsoomidda doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddigga Lagu Muransan yahay ee Doorashooyinka Dalka oo Soo Saaray Baaq La Xiriira Doorashada Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka dalka ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay. Guddiiga ayaa sidoo kale waxa auu ugu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Guddiga Xaqiiqa Raadinta Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay Go’aankii ka soo baxay guddig xaqiiqa raadinta xalka xuduudda dowladaha soomaaliya iyo kenya . Wasaaradda Arimaha dibadda dowladda kenya ayaa soo dhaweeysay qoraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir jaraa’id Oo Hey’adaha UNka Uga Haldeen Barnaamijyadooda La Xiriira 2021 Shir ay dhanka internet-ka ah ku yeesheen Hay’adaha kala duwan ee qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay barnaamijyada sanadka cusub ee qaramada midoobay 2021. Kulanka oo ay ka soo qeeyb galeen…