1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareeyihii Dekadda Kismaayo Oo La Dilay Wararka inaga soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in goordhweyd magaaladaasi lagu dilay Meeriyihii Dekedda Kismaayo. AUN Maareeyihii dekadda Kismaayo, oo lagu magacaabi jiray Cawil Cali Barre (Cawil Buluq),…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deb Sababay Dhimashada Hal Cunug oo Ka Kacay Duleedka Dhuusa-mareeb Wararka naga gaarayo magaalada dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka galmudug ayaa sheegaya in deegaan qiyaastii 15-km banaanka ka ah magaalada uu ka kacay deb dhaliyay khasaaro dhimasho ah . Deegaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb:- Swan oo La Kulmay Qoor Qoor Waxaa garoonka diyaaradaha maagalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug, goordhaw gaaray wafdi uu hogaaminayo wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya James Swan. Wafdi Swan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi Wararka Naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal socday muddo saacado ah , ku dhex Ciidamada Jabuti ee qeybta ka howla galka midawga Nabad Ilaalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:- Sababta Lafta Gareen U Yimid Muqdisho Madaxweeynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka . Safarka Lafta Gareen uu ku yimid Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guudlaawe oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kulan kula yeeshay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga iyaga oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu ballan qaaday in dalkiisu ku laaban doono kaalintiisa hoggaamineed ee adduunka isla markaana uu hagaajin doono xiriirka uu la leeyahay xulafadiisa adduunka. Si kastaba ha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Muqdisho: Dilal ka kala Dhacay Seddax Degmo Oo Ka Tirsan Caasimadda Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilal qorsheeysan oo siyaabo kala kadisan uga dhacay magaalada Muqdisho . Barqanimadii maanta kooxa ku hubeeysan Bistoolado ayaa gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridday Askari Horay Dil U Geeystay Maxkamadda Ciidamaa Qalabka Sida, qeybteeda 60-aad, ee deeganada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xukun ku riday Askari, horay u dilay qof shacab ah . Eedeysane Cismaan Ibraahim Cabdi oo ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geeystay oo Ka Dhacay Degmada Shibis Wararka naga soo gaarayo degmada Shibis ee Gobalka Banaadir, ayaa sheegaya in uu goordhaw uu qarax halkaasi ka dhacay . Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka…