1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab Ku Dhexmaray Degaan ka Tirsan Gobalka Shabeellada Dhexe Wararka Inaga soo gaaraya degmada Raagga-ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xoogaan uu halkas ku dhex maray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo ururka Al-shabab. Dagaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Ilyaas oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Hey’adda Kheyraadka Senator Ilyaas Xasan oo ka tirsan golaha aqalka sare ahna guddoomiyaha guddiga kheyraadka ee golaha ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadista Ibraahim oo ah guddoomiyaha hey’adda kheyraadka. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Marka Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa ay sheegayaan inuu halkaas maanta ka dhacay qarax, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda UNHCR Oo Sheegtay in Soomaaliya ay Galeen Qoxooti Badan Hey-adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qoxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa shaacisay in Soomaaliya ay galeen qaxooti aad u badan kuwaas oo magan-galyo ka raadsaday, dalkaan dhaca geeska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Mataano Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq Ugu yaraan illa 13- qof ayaa ku dhimatay kadib qaraxyo mataano ah oo goordhaw ka dhacay caasimadda dalka Ciraaq ee Baqdaad . Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq General Hazem al-Azzawi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QoorQoor Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Daraawiishta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka mid noqonaya kuwa Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo tababar muddo ku qaadanayay Xerada Tababarada Dhaan-karoone ee duleedka magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Cusub ee Mareykanka Oo Dib uga Laabtay Go’aano Horay Uu U Soo saaray Trump Madaxweeynaha Cusub ee Mareykanka loo dhaariyay Joe Biden, oo si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Aqalka Cad ayaa durba bilabay dib u noqoshada go’aamo uu horay u soo saray madaxweynahii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariyeyaal Caawa Lagu Xiray Magaalada Dhuusamareeb Laamaha amniga maamulka Galmudug ayaa goordhow oo caawa ah xabsiga dhigay wariyeyaasha Cabdullahi Warsame Rooble iyo Maxamed Cabdiwali Tooxow, kuwaas oo ka howlgala deegannada Galmudug. Wariyeyaashaan ayaa la xiray xili…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khaasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax qasaaro geeystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo lala eegtay mid ka mid ah gudoomiyayaasha gobalka Banaadir . Qaraxan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump Oo Maanta Baneynaya Aqalka Cad Madaxweeynaha Mareyknak Donald Trump, ayaa la filaya in maanta oo Arbaco ah uu faarujiyo kursiga madaxtinimada dalkaas kadib markii Hogaamiyaha xisbiga Dimiqoradiga Joe Biden uu kaga adkaaday doorashadii dalkaas ka…