1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda Oo Holwgalo Ka Sameeyay Deegaano Ka Tirsan Jubadda Hoose Ciidanka kumaandooska dowladda federaalka Soomaaliya gaar kuwa loo yaqaan ee Danab ururka 5-aad oo ka tirsan guutada 16-aad iyo kuwa Jubaland ayaa howl-galo ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Soomaali iyo Ajaanib ah Oo Laga Soobad-baadiyay Xeebaha Giriiga Muhaajiraan ay Soomaali ku jirto aya lasoo bad-baadiyay kadib markii ay kasoo safreen dalka Turkiga kuwaas oo doonayay in tahariib ugu gudbaan wadanka Gariiga, booliiska dekadda jaziiradda Losvos ee ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Hiiraan: Dowladda Itoobiya ayaa Calankeeda Ka Taagtay Deegaano ka tirsan Gobalka Hiiraan Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay dowladda Itoobiya ay qabsatay deegaanno ka tirsan dhulka Soomaaliya, isaga oo ku ku eedeyay in ay ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Duqeeyn Ciidamada Mareykanka Ka Fuliyeen Deegaanka Tiyeeglow Taliska Ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee looyaqaano AFRICOM ayaa war kasoo saaray duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen Deegaanka Tiyeeglow ee Gobalka Bakool . warka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga Madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha guddigii loo xil saaray kasoo talobixinta sicirka Shilinka Soomaaliga Cabdiaraxmaan Faroole, ayaa ka digay in fasiraad xun laga bixiyo wixii soo baxay, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Africom oo Duqeyn Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Gobalka Bakool Diyaaradaha dagaalka ee aan duuliya wadan ayaa duqeymo ka fuliyay deegaanka Tiyeegloow ee gobalka Bakool ka tirsan halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha AFICOM oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga Soomaaliya Taliyaha ciidamada Mareykanka ee taliska Africa ee “AFRICOM” Gen. Stephen Townsend ayaa maanta kulan waxaa uu la qaatay wasiira Gaarshaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Colaaddii Daafur Oo Dib U Soo Laba Kac Leysay Iyo Dad 80-qof Ka Badan Oo Ku Dhintay Dagaal u dhexeeya qowmiyado wada degga Suudaan ayaa ka dhacay gobolka galbeed ee Darfur, waxaana ku dhintay 80 qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Suudaan oo soo xiganaysa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Hore Sheekh Shariif “Waxaan Diyaar U nahay In 8 February Ka Hor Laga Heshiiyo Doorashada” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib maalmo uu ka maqnaa ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.…