2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Booliis ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada qardho ee gobolka Bari tababar ugu soo xiray Cutubyo kamid noqonaya ciidamada Booliska Puntland, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku xareysnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Garsoorayaal Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Afgaanistaan Kooxa ku hubeeysan Bastoolado ayaa Dila u geeystay Labo Haweeney ah oo Garsoorayaal ka ah maxkamad ku taalla Gudaha Dalka Afganistan. Dilka ayaa ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Kabul,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha Oo Markab usoo Diray Biyaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa usoo dirtay biyaha Soomaaliya markabkiibta dagaalka kuwaas oo kamid ah maraakiibta ciidanka badda , sabtidii ayuu kasoo amba-baxay magaaladda dekedda leh ee Sanya ee koonfurta Shiinaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Dheeraad Oo Ka Soo Baxaya Qarax Lala Eegtay Kolonyo Ka Tirsan Ciidamada Danab warar dheeeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khaasor geeystay oo saacado ka hor deeganka Tiixsiile oo u dhaw degmada walanweyn lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Sida gaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa amar baaqay dhaqangelinta talooyinkii laga soo saaray xakameynta sicirka Shilinka Soomaaliga oo guddi loo saaray ay ka talobixiyeen maalintii shalay. Qoraal kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Qarax Goordhow Ka Dhacay Shabeellada Hoose Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhow qarax gobolka lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose oo wehlinayey. Qaraxa oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen oo La Kulmay Bulshada Xudur Ballanqaadna u Sameeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan magaalada Xudur gobolka Bokool kula qaatay bulshada ku dhaqan magalaada qeybaheeda kala duwan, dhaqan iyo haweenka, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yoweri Museveni oo Guuleystay iyo Bobi Wine oo Natiijada Qaadacay Madaxweynaha wadanka Uganda Yoweri Musevani ayaa la sheegay inuu ku guyleystay doorashadii dalkaas ka dhacday maalinimadii Kahamiista isagoona codadkii la dhiibtay ka helay 59% halka ninkii la tartamayey ee Bobi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta Jubbaland oo Howlgallo Ka Sameeyey Jubbada Hoose Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa waxaa ay howgalllo ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Juubada hoose. Howlgalladaan oo ahaa kuwa amniga lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Go’aanno Kasoo Saaray Xakameynta Sicirka Shilinka Soomaaliga Guddigii dhowaan Puntland u magacowday xal u helidda sicirka Shilinka Soomaaliga iyo qaadasho la’aanta ku dhacday oo maalmo ka shirayey arrintaan ayaa soo saaray go’aanno la xiriira sidii xal waara…