2 daqiiqo Sheeko:Aragti Maxaa Ka Dhalan Kara Haddii Mareeykanku Isaga Baxo Soomaaliya Taliska Mareykanka ee Afrika AFRICOM wuxuu ku socdaa wadadii uu ugala bixi lahaa dhammaan ciidammada Mareykanka ee jooga Soomaaliya ugu dambeyn 15 Janaayo, 2021 ee sanadkaan, waxaana halkaas ka istaagi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Somaliland oo Howlgal Ka Sameeyey Laascaanood Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa howlgalo xalay ka sameeyey xaafadaha ka tirsan magaalada Laascaanood ee gobolaka Sool, kadib wareer Bom gacmeed ah oo magaalada ka dhacay fiidnimadii xalay. Ciidamada ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Guddoomiye KMG ah u Magacaabay Gaalkacyo Madaxweynaha Dowladda Gonoleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr – 02, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qorqaal kasoo madaxtooyada Puntland ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta Puntland oo Maanta Xabsiga Ku Booqday Wariye Kilwe Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo lix todobaad iyo maamul u xiran hey’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka maamulka Puntland ee loo yaqaano PISA, ayaa maanta waxaa xabsiga ku booqday ururka Suxufiyiinta…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saaxiibada Caalamku Waxay Ku Baaqayaan In La Xalliyo Is-mari-waaga Ka Taagan Doorashooyinka Muqdisho, 12 Janaayo 2021 – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Caawa Ka Dhacay Laascaanood. Wararka naga soo gaarayo degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in caawa Bumbo gacmeed Lagu weeraray mid kamid goobaha ay ka socotay diiwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland. ilaa Hadda inta La,ogyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda qarax lagula eegtay gobolka, kaas oo sababay khasaare oo soo gaaray ciidankii qaraxa lala eegtay, xili ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Waddo Halbowle ah oo Dib Loo Furay Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay waddada hormarta xarunta dambi barista ee CID-da ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, taas oo muddo u xirneyd xarunta oo ay u yaaleen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Lagu Dilay Degmada Buuhuudle Wararka naga soo gaarayo degmada Buuhuudle ee gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in kooxo hubeysan habeenimadii xalay ay deegaanka ku dileen mid kamid Nabaddoonnada deegaanka. Marxuumka Xasan Sheikh Suleebaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada Ammaanka Puntland oo Howlgallo Ka Sameeyey Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa xalay hawlgallo xooggan oo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyey xaafadaha kala duwan ee magaaladu ka kooban tahay. Hawlgalka ayaa…