1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharaxiinta oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxada Maamullada Qaar Madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xalay Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Midowga Musharraxiinta, kulanka ayaa ka dhacay Hotel Duaale ee ku dhow garoonka Aadan Cadde.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo Kulan Deg Deg ah Ka Yeeshey Sicirka Shilinka Soomaaliga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayey xal u helidda cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, kaas oo muddooyinkaan ka taagnaa maagaalooyinka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Madoobe oo Ka Jawaabay in Dowladda Dhexe Ay Dalabkoodii Ka Jawaabtay iyo In kale Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabatay magaalada Kismaayo, ayaa warbaahinta kala hadlay hadalkii kasoo yeeray dhiggiisa Galmudug ee ku aadanaa dhexdhexaadinta iyo arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanada Gobalada Waqooyi Oo Niyad Jab Ka Muujiyay Go’aanka Villa Soomaaliya Xildhibaanada labada aqal ee deega dorashadooda ay tahay gobalada waqooyi ayaa si adag uga soo horjeeysta warkii shalay ka soo baxay xukuumadda federaalka ay ku sheegaty in laguda galayo howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bajaajleyda Gaalkacyo oo Ka Cabanaya Canshuur Kordhin Lagu Sameeyey Dhallinyada ku shaqeysta gaadiidka Bajaajta ee ka dhex shaqeeya magaalada Gaalkacyo ayaa cabasho ka muujiyey canshuur kordhin la sheegay in ay ku sameysay wasaaradda maaliyadda Puntland, iyagoo sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Guddiga Cusub ee Rugta Ganacsiga oo Shaqa Bilaabay Guddiga kumeel gaarka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha ee uu dhawaan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar uu magacaabay sidii ay u sii wadi howlaha rugta ayaa kadib kulan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Laga Leeyahay Kenya oo Duqeymo Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka naga soo gaarayo gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaalka oo laga leeyahay Kenya ay duqeeyeen deegaan ka tirsan gobolkaas, waxaana laga helayaa warar kala…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Burburka Diyaaradii Lagu Waysanaa Indonesia oo La Helay Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay masuuliyiintu sheegeen maanta oo Sabti…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Daraawiishta Puntland oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaalamay Gobolka Bari Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku baxay deegaanka Iskushuban oo ka tuirsan gobolka Bari oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed, oo deegaanka wadadega, waxaana saaka degan xaaladda.…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Beeniyey Hadalkii Kasoo Yeeray Dhanka Dowladda Afhayeenka midowga Musharaxiinta Ridwaan Xirsi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeeyahay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo warbaahinta u…