3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh”Dowladdu Waa Iney Shacabka U Sharaxdaa Sababta Jubbaland Aysan Umaamulikarin Labada Goobood Ee Doorashada Madaxweynihii hore ee dowladda federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday Garowe oo lagu maamusayey laba sano guuradii kasoo wareegtay markii la doortay madaxweyne Deni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Twitter oo Si Kamadambeys ah u Hikisay Akoonka Ololaha Trump Shirkadda Twitter ayaa sababo laxariira ku xadgudubka xeerarka shirkadda uhakisay akoonkii ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kadib markii mareegta ololaha Trump lasoo galiyay sawirka astaanta shirkadda, oo uu lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Warbixiyey Dadaalladiisa La Xiriirta Dhexdhexaadinta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka sheekeeyey dadaallada uu ku bixiyey dhexdhexaadinta dowladda federaalka ah iyo maamullada kasoo horjeeda. Madaxweynaha Gaumudug ayaa dhanka kale sheegay in maamulkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah. Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Iney Gudagalayaan Doorashada Qaran Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha maamullada Galmudug, Hirshabeelle Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in xukuumadda ay go’aansatay in la gudogalo doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciiidamada Danab Oo Burburiyay Fariisimo Al-shabaab Ay Ku Lahayeen Gobalka Shabeelada Hoose Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan howl-gallo qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada Danab ay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galladaan ay ciidamada Danab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Ammaanka Boosaso oo Bilaabay Fulinta Amarkii Ka Soo Baxay Madaxweyne Deni Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka gobolka Bari ee Puntland ayaa saaka magaalada Boosaso ka bilaabay dhaqan gelinta hadalkii kasoo yeerahay madaxweynaha Puntland Siciid Deni ee ku aadanaa diidmada shilinka Soomaaliga.…
2 daqiiqo Sheeko:War Haweney 21-jir ah ayaa Lagu Soo Eedeeyay Dhibaato Loo Geeystay Haweney Somaali ah Dalka Mareykanka. Haweeney 21 jir ah ayaa xabsiga la dhigay iyadoo lala xiriirinayo gacan ka hadal rabshad wata oo dhacay magaalada Minneapolis maanta oo Sabti ah. Sida laga soo xigtay Agaasimaha Warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Aragti Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah. Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay 10-cunug kuwaas oo ahaa dhalaan ku dheshay goobta, waxaana lasoo bad-baadiyay 7-kale. Dabkan oo ahaa mid xooggan ayaa ka kacay isbitaal lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Wareer Ku Dilay Hogaamiyaal Sare-Sare Oo Ka Tirsan Al-Shabaab Bayaan kasoo baxay taliska Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in jimcihii duqeyn cirkaa ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Saaxa Weyne ee ka tirsan gobolka Bay ay ku dileen…