1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaro Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Gobalka Hiiraan Faahfaahio dheeraad ah ayaa ka soo dagaal ciidamada Jabuti ee qeybta ka ah howl galka midawga nabad ilaalinta afrika AMISOM iyo Al-shabaab ku dhex maray degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Ciidama Haramacad Geeysay Baladweeyne Akhriso Ujeedka Boqolaal Askari oo katirsan Ciidamada Haram’cad ee uu Turkiga tababarey ayaa diyaarado lagu geeyay 24-kii saac ee ugu dambeeyay magaaladda Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidamada oo laga diray Muqdisho…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soo Saaritaanka Shidaalka Soomaaliya oo Qaadan Doona 20-sano Waxa isasootaraya walaca iyo cabashada ay ka muujinayaan Aqoonyahanada wax-garadka iyo Bulshada rayidka heshiiso la sheegay in ay dowladda la galeyso shirkada shidaal . Markale Aqoonyahan Cabduqaadir Abiikar Xuseen ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso Heerarka Ay Soo Mareen Heshiisyada Shirkadaha Liberty Iyo Coastline Cabduqaadir Abiikar Xuseen oo ah qabiir in mudda ah ka soo shaqeyay wasaaradda Badroolka , sidoo kalena ku taqasusay Culuumta shidaalka ayaa Faahfaahino ka bixiyay Heshiisyada shidaalka ay shirkadaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Hirshabeelle oo Sharciyo Muhiim Ah ka Dooday. Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo kuguda Jira Kalfadhiga 1aad ayaa Fadhigiisa 14 kuyeeshay Caasimada Hirshabelle ee jowhar, Kulanka oo uu shir Gudoominayey Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Lagu Xiray Hong Kong Booliska Hong Kong ayaa xiray ku dhowaad 50 qof maanta oo arbaco ah waxaa ay iskugu jiran kuwa u ololeeya dimuqraadiyadda iyo sharci dejiyaal hore iyaga oo looga shakiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland oo Sheegay inuu Bixinayo Magta Gabar Ku Baxday Gacanta Booliiska Qoraal kasoo baxay wasiirka amniga maamulka Puntland Cabdisamad Gallan, ayaa lagu sheegay in maamulka uu bixindoono magta gabar yar oo dhowaan ku dhimatay rasaas ay fureen ciidamada amniga magaalada Garoowe. Qoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka Booliiska Soomaaliya oo Caawa Ka Badbaaday Qarax Qarax xooga oo dhordhow ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa laga helayaa faahfaahin dheeraad ah, qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxaa lala eegtay gaari uu watay afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Dhamme…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho Qaraxa xoogan ayaa waxaa uu goor dhoweed ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa jugtiisa si aad ah looga maqlay magaalada, ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Israaiil ah oo Toogtay Muwaadin u Dashay Falastiin Sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka Falastiin Askari Israaiil ah ayaa waxaa uu tugasho ku dilay muwaadin Falastiin ah kaaas oo aan waxbo galabsan, dilkan ayaa yimid kadib markii sida la…