2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sacuudi Carabiya iyo Qatar Oo Ku Heshiiyeen in Dib Loo Furo Hawada iyo Xuduudaha Hishiis Horudhac ah ayaa laga gaaray khilaafka u dhexeyay dowladdaha Sacuudi Carabiya iyo Qatar kaas oo sanadihii lasoo dhaafay ka dhex aloosnaa labadda dal, waxaa lagu waddaa in lasoo afjari…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Yurub oo u Dabaal dagayo Howl galada Burcad Badeedda ay ka wadeen Xeebaha Soomaaliya Bishii Diseembar ee la soo dhaafay ayaa loo dabaaldegay sannad-guuradii 12aad ee ka soo bixitaankii Midowga Yurub ee joojinta burcad-badeednimada Geeska Afrika iyada oo loo marayo Howlgalka Atalanta. Howlgalkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan iyo Qoorqoor oo Muqdisho Ku Kulmay, Maxay Kawada Hadleen? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan Muqdisho ayaa maanta kulan waxaa gaar ah kula qaatay Ergayga xoghaya guud ee Qamaramada Midoobe u qaabilsan Somaaliya James Swan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashada Labada Aqal Ee Heer Federal oo Gaaray Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa maanta dib ugu soo laabtey xubnaha Guddiga Maamuli doona Doorashooyinka labada aqal ee dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya oo Maalamahan Safar Shaqo ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Qoysas Turkiga Ah Oo Baroor Diiq U samaeeyay Dadkii Looga Dilay Somaliya Qoysaska Turkiga ah ee ku nool waqooyiga gobolka Çorum iyo caasimada Ankara ayaa u baroor diiqaya ehelladoodii kuwaas oo lagu dilay qarax ka dhacay Somaliya sabtidii aan soo dhaafnay kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nil Ku Labisanaa Dharka Ciidanka oo Will Dhallinrayo ah Ku Dilay Shabeellada Hoose Wararka naga soo gaarayo goobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in nin xirnaa dharka ciidanka xoogga uu dil u geystay qof la xusay inuu ahaa shacab deegaanka Golweyn oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo Ka Jawaabaya Sida Ay u Arkaan Sool iyo Sanaag Madaxweynahii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay marti u ahaa PDRC ee magaalada Garoowe oo xoogga lagu saarayey hannaanka toosan ee hirgelinta nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax laga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Danjire Cusub u Soo Magacawday Soomaaliya UK u ayaa danjire cusub ee Soomaaliya waxaa ay u soo magacaabay Kate Foster in ay noqoto danjiraha, sida laga soo xigtay website-ka wasaaradda arrimaha dibadda Britian. Kate oo heyasata…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadin Soomaaliyeed oo Maseyr Dartii Loogu Dilay Switzerland Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Geneva ee wadanka Switzerland, dilkaas ayaa waxaa geeysatay Muwaadin kale oo Soomaaliyeed, waxaana kasoo baxaya faahfaahino .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Howl-galo ka Fuliyay Magaalada Jowhar Ciidamada booliiska sida gaarkaa u tababaran ee Haramcad ayaa howl galo Amni xaqijin ah xalay ka bilaabay magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle . Howl galka oo laga sameyay xaafadaha…