2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo “Dagaalka Aan Kula Jirno Argagixisada Waa Mid u Yaalla Dhammaan Dalalka Gobolka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Thabo Mbeki iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu fidiyey Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Waqti Kordhin Sameeyay Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashoyinka iyo Jubbaland ayaa Afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd. …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Madaxweynaha Puntland sii Deynta Xubnaha Xiran Ee Guddiga Dhismaha Waddada Boosaaso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha ayaa hoosta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qaadacday Guddiga DF u Magacawdey Wada Hadallada Somaliland Dowlad goboleedka Puntland ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku qaadaceen guddiga uu madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo u magacaabay wada hadalka Somaliland,war-saxaafadeedka ka soo baxay ayaa lagu yiri. Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Sagootisay Dufcaddii 1-aad Ee Xujeyda Sanadkaan Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xassan, ayaa Shalay Galab sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaa. Sheekh Nuur, ayaa Alle ugu mahadceliyay sida ay howsha ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Jawaabtay Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Somaliland ayaa jawaab kasoo saartay guddi wada hadal uu shalay magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Somaliland ayaa sheegtay in guud ahaan aysan aqbali doonin in ay la fadhiisato guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Ee Baled-weyne Kulankaan oo guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cusmaan Barre Maxamed uu la qaatay qaar kamid ah Odoyaasha, Siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada ee Magaaladda Beled-weyne ayaa waxaa uu ahaa mid looga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Wadooyinka Muhiimka ah Ee Muqdisho Ka Mamnuucay Gawaarida Qoraal digniin ah oo kasoo baxay Xafiiska Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto ; Zakiya Xuseen Axmed, ayaa lagu sheegay in laga billaabo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 18/7/2019-ka,hareeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaabbilay Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka sare , Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya , Benjamin James Fedner; iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee Dowlad gobolleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Shuruudo Lagu Xiray Murashaxiinta Madaxtinnimada Jubbaland Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Soomaaliyeed Jubbaland,ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo mursharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynanaha Jubbaland. Warqad qoraal ah oo ka so baxday xafiiska guddiga…