9 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka Ogaal Oo Ka Hadlay Xiriirka Ka Dhaxeeya Garsoorka, Shareecada iyo Dhaqanka Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac, ayaa todobaadkaan looga hadlay dhaqanka, shareecad iyo Garsoorka guud ee dalka. Waxaana marti ku ah Suldaan Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Tamarta Soomaaliya iyo IOM Oo Ku Heshiiyay Dhismaha Wasaaradaas Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka socda hey’adda IOM iyo urur Goboleedka IGAD, waxayna ka wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay& DFS Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan arrimaha tacadiyada ka dhanka haweenka goobaha dagalada ka socoda iyo wasiiradda haweenka xuquuqul insaanka dowladda fedaralka ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Amniga Ee Jubbaland? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland. Xaalada guud ee amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ugu horayn kulanka lagaga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marsiiyay Labo Sharci Oo Muhiim Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise Sharciyeedka Wadooyinka. Hindise Sharciyeedka Xamuulka & Xadaynta Cabirka Baabuurta. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Weerakii Hotel Madiina, Ee Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii iyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Madiina isagoona ka warbixiyay sida ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariyeyaal iyo Murashax Madaxweyne oo ku Dhintay Qaraxa Kismaayo Warakii ugu dambeeyey ee qarax Kismaayo ayaa sheegaya iney ku dhinteen weriyeyaal ay ka mid yihiin Hodan Naaleeye iyo Axmed Sahal. Waxaa kale oo dadka geeriyoodey ka mid ahaa seyga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Hotel-ka Kismaayo oo La soo Gabagabeeyey Weerar caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka Cascasey ee gudaha Kismaayo ayey lSoo afjareen laamaha ammaanka,sida uu Goobjoog News u sheegay. Afhayeenka laamaha amniga Cabdi nuur. Ururka Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Kismaayo, Jubbaland Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar toos ah iyo weliba ismiidaamin lagu qaaday Hotel Medina oo hore loo oran jirey Hotel Cascasey oo ku yaal bartamaha magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed oo Xilka Wareejinaya Sabtida Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan loo soo magacaabay Cali Muxumad Carraale. Kulamo…