1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka Oo Degmada Dharkeynleey ku Soo Bandhigay Burcad Ciidanka ammaanka ayaa Maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix nin oo Burcad ah, kuwaas oo dadka rayidka ah dhac iyo handedaad u geysan jiray. Raggan oo markii lasoo qabanayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waa in Deg deg Loo Joojiyaa Dirirta Sokeeye Ee Ka Socota Ceel-Afwen” Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu aad uga tiiraanyeeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Dhalinyaro Oo Caawa Lagu Dilay Waqooyiga Muqdisho Wararka caawa laga helayo xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa, ayaa sheegaya koox hubeysan ay halkaasi ku dileen labo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka degaanka. Ismaaciil iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo DF Ku Eedeeyey Siyaasadeynta Manhajka iyo Wada-shaqeyn La’aan Wasiirka wasaaradda waxbarashada dowled gobaleedka Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan, oo maanta ka hadlayay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardeyda dhameystay dugsiyada sare ee deegaanda Puntland, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dagaal Somaliland iyo Puntland Ku Dhex Maraya Sanaag Wararka ka imaanaya deegaanka Dhoob ee ka tirsan gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal beeleed xoogan oo u dhexeeya ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland. Dagaalka …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Dhiibay DFS Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, oo ka tirsanaa saraakiisha Al-shabaab, kaasi oo ay sheegeen inuu isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golasha Shacabka Oo Gaaray Xuddur Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya , Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Gudoomiyaha , ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliyeed Oo Faah faahin Ka Bixiyay Qarax Lagu Fashiliyay Muqdisho Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa faah faahin ka bixisay Qarax ay ciidamada amniga ku fashiliyeen magaalada Muqdisho iyo labo qof oo lagu dilay bar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka BFS Oo Ansixiyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. 139-mudane ayaa Haa ugu codeysay cid diidday ma jirto,hal Xildhibaan ayaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/Galbeed Oo Xariga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Degmada Xudur Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa inta uu joogay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool xariga ka jaray Mashaariic Kala Duwan oo ay kamid yihiin, Wadooyin oo…