1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Puntland Oo DF Uga Digtay Faragellinta Doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland Dowled gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta ka soo hor jeesatay warqad qoraal aheyd oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo faderaaleynta Soomaaliya, oo lagu xusay hannaanka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Khilaafkii Dabageed iyo Hirshabelle Oo Lasoo Afjarayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha dowled gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) ayaa sheegay in waanwaantii laga dhexwaday madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyihii hore ee gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qoraal Ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa qoraal kasoo saartay qaabka ay u dhaceyso xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa ka koobnaa ilaa shan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow oo Tiray Qoraal Ka Dhan Ahaa Wasaaradda Caafimaadka Cabdiraxmaan Yariisow oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho ayaa tiray qoraal uu ku weeraray Wasaaradda caafimaadka, isaga oo ku tilmaamay mid maseyrsan, oo xaasid ah. Yariisow waxaa qoraalkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo Wasaaradda Caafimaadka ku Tilmaamay Xaasid Maseyrsan Cabdiraxmaan Yariisow, duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka jawaabayey buug caafimaad oo ay soo saaratay wasaaradda caafimaadka ayaa ku tilmaamay mid ay ma muuqato maseyr iyo xaasidnimo. Mr.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waraabe Oo Dalbaday In La Joojiyo Wada Hadalka Soomaaliland Iyo Soomaaliya Feysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Soomaaliya aaney dowlad ka jirin, qaladna ay aheyd in la dhaho waxaa lala hadlayaa Soomaaliya, isaga oo soo-jeediyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Dil u Geystay Wadaha Mooto-Bajaaj Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay mid kalana ku dhaawacay gudaha magaalada Muqdisho. Ruux dhintay ayaa lagu sheegay inuu ahaa wiil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dhammeystirka Maamulka Hawada Soomaaliya Oo Lagu Soo Gaba-gabeeyay Itoobiya. Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso : Heshiiska Ay Wada Gaareen Dowladda Federaal iyo Dowled gobaleedka Galmudug Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Galmudug, ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiis ay ku gaareen magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud,labada dhinac ayaa isku raacay ilaa shan qodob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/Galbeed Oo Booqday Degmada Wala-weyn Ee Gobalka Shabeellaha Hoose Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay Maamulka degmada, Odayaasha,Dhalinyarada iyo Saraakiisha Ciidanka.…