2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagax Dhig Lagu Sameeyay Wadooyinkii Ku Burburay Daadadka Roobabkii da’ay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif, wadada ayaa waxaa waxyeelo u geystey daadadka roobabkii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqriso Sedex Qodob Oo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Ka Hadlay Madaxweynaha dowled gobaledga Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa madaxda dowladda federalka u jeediyay eedeen ku aadan in ay ku tunteen dastuurkii dalka u yaalay oo dowladda federalka iyo dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo 30 Millyan U Qoondeysay Soomaaliya Heyadda Isku dubaridka Gaargarka Degdegga ah ee Qaramada Midoobay ayaa lacago gaaraya $45 miyan u qooondeysay Sanduuqa Dhexe ee Waxqabadka Degdegga ah CERF si wax looga qabto macluusha iyo abaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanada Galmudug oo Maalintii koowaad Laga Ciidayo & Madax ka Qeyb Gashay Ayadoo maalinImadii shalay ay aheyd maalintii koowaad ee Ciidul Fitri oo laga ciiday inta badan caalamka islaamka iyo gudaha dalka ayaa waxaa jiray deegaano aan laga Tukan Salaadda oo laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deegaanka Garasbaaley Oo Ku Lagu Dilay Nin Ka Tirsanaa Ergadii Doorashada Kooxda ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Ex-control Afgooye qeybta Garasbaaley waxa ay ku dileen nin ka tirsanaa Ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Somaliya. Dilalkan oo dhacay ayaa si gaar ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Oo Farxadda Ciidda La Qaybsaday Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Masjidka Dugsiga Tababarka ee Jeneraal Goordan. Salaaddii ciidda kaddib, Madaxweynaha ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Maanta Looga Ciiday Dunida Islaamka iyo Guud Ahaan Soomaaliya Maanta oo ay Taariikhda Hijriyadu ku beegan tahay 1-da Shawaal 1440-ka, kuna beegan 4 June 2019-ka Miilaaddiyada, waxaa inta badan laga Ciiday Dunida Islaamka, waloow ay jiraan Waddamo dhowr ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baaq u Diray Dowladda Federaalka Ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna gudoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ayaa Umadda Soomaaliyeed waxa uu diray hanbalyada Ciidul fidriga, waxa uuna u rajeeyay in sanadka sanadkiisa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Munaasabada Ciida Ugu Hanbalyeeya Baaqna U Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fidriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey inay ku gaaraan Caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Barri Laga Ciidayo Wasiir wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda federalka ee Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xuseen,ayaa sheegay in maalinimada Barri oo Talaada ah ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, sanadka 1440…