2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Shacab ah oo Ku Geeriyooday Walxa Kula Qarxay Gobolka Bokool Wararka naga soo gaarayo gobolka magaalada Xudur ee gobolka Bokol ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan hoostaga degmada, waxyeello ka soo gaartay haardiha walxaha qarxa oo kula kacay dhulka baadiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxyo Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Balcad Wararka naga soo gaarayo degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee maanta ay qaraxyo ka dhaceen degmada, waxaana kasoo baxayo warar kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Mamnuucday In Hubka Lala Galo Gudaha Garoonka Aadan Cadde War-safaadeed kasoo baxay wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey in gudaha garoonka Aadan Cadde lala galo hub, waxaana arrintaan lagu sheegay xaqiijinta amniga garoonka sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Faransiiska oo Ka Hadlay Askar Lagu Dilay Gudaha Mali Labo Askari oo u dhashay dalka Faransiiska aya lagu dilay gudaha wadanka Mali, dilkaan aya ka dhacay waqooyi barri ee caasimada Bamako, kadib markii gaari ay lasocdeen uu la kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Koonfur Galbeed Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmaga Buurhakaba gobolka Bay ay ku qabteen rag ka tirsan Alshabab, sidoo kale ay ku burburiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Murashixiinta oo Dowladda uga Digay Bixinta Shatiyada Shidaalka. Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka doorashada 2021, ayaa sheegay in ay ka digayan Heshiisyada Baarista iyo Qodista shidaalka dalka ee ay dowladd la gaareyso shirkada Shidaal baarista ,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wiil Ku Geeriyooday Galmudug Isagoo Kubad Ciyaaraya Wiil dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday magaalada Dhusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug , xili uu ciyaarayey kubadda cagta sida ay sheegayaan warar aan ka heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Ka Dhacay Degmo Kamid ah Muqdisho iyo Toogasho Xigtay Wararka laga helayo degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayan in nin hubeysan uu Bam gacmeed uu xalay ku weeraray ciidamo ka tirsan dowladda kuwaas oo fariisin ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Khudbadooyinkii Gababada Shirkii Garowe. Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Ahmed Mohamed Islaamayaa gabagabadii shirweynaha Heritage ee Garowe ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay dhinacyo kala duwan. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Maxadka heritage in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Rugta Ganacsiga Hirshabeelle oo ka hor timid kala dirista Rugta Ganacsiga Soomaaliya Warsaxaafadeed ay soo saareen Rugta Ganacsiga Hirshabeele ayaa looga soo horjeestay kala diristii Wasaarada Ganacsiga dowladda ay ku sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay ayaa lagu yiri waxaan…