1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Badda Oo Ka Warbixiyay Dib U Habeyn Balaaran Oo Lagu Sameeyay Ciidanka Badda Taliyaha Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Admiral Cabbaas Amiin Cali ayaa ka warbixiyay dib u habeynta balaaran oo lagu sameeyay Ciidamada Badda. Admiraal Cabbaas ayaa tilmaamay in labadii bil ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Danjire Kuwo Kalena U Yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu saaray waxa ugu magacaabay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir in uu noqdo Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya. “Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Federalka Oo Dardar Gelinaysa Diyaarinta Sharciga Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), Maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macallim Xasan iyo maareeya ku-xigeenkiisa, Sheekh Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ammaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Caawa ka Socda Magaalada Kismaayo Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Furay Biyo Xireen Laga Hirgeliyey Gobolka Nugaal. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed CilmI Cismaan( Karaash) ayaa daah-furay biyo xireen weyn oo laga hirgeliyey deegaanka Sallaxley ee gobolka Nugaal, kaas oo qayb ka ah 10 biyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Hadlay Xarigga Weriye Ka Tirsan Goobjoog Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa canbaareeyay xariggii loo geystay wariye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Goobjoog Media Group ,Ayaga oo ka dalbaday dowladda federaalka ah in si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Tareedisho Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo ka soo baxay dagmada Afgooye ee gobalka Shabellada hoose kuna soo jeeday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta waxaa qarax lagula beegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Holland Oo Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga iyo kan Shaqaalaha Soomaaliya Dowladda Holland ayaa waxa ay aqoonsatay in dalkeeda lagu gali karo Baasaboorka Soomaaliga ee la siiyo shaqaalaha iyo diblomaasiyiinta Soomaalida. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Oday Ahaa Oo Maanta Lagu Diay Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku dilay Nin la sheegay in uu Odey ahaa galinkii danbe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maxay Maxkamadda Ka Dhahdey Dalabkii Wasiir Goodax Ee Baraha Bulshada Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa ka hadashey qorshihii ahaa in la xirayo baraha bulshada inta uu socdo imtixaanka guud shahaadiga ah, kaasi oo ka…