1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiyo Xasan Shiikh Oo Loo Magacaabay Duqa Degmada Baladweyne Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Xasan Cali caadle ayaa waxaa uu xilkii ka qaaday Duqii degmada Baladweyne Khadar Xasan Afrax, iyada oo duq Cusub loo Magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Oday Oo Maanta Lagu Dilay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dilal kala duwan kuwaas loo geystay odayaal dhaqameedyo ka mid ahaa kuwii wax ka soo xulay Ergooyinkii soo doortay Baarlamanka Soomaaliya. Dilka 1aad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gudoomiye Ku-xigeenkii Howlaha Guud Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali Fiidow. Gudoomiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Iska Diidey Habraaca Doorashada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha gudaha ee Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Waa dowled gobaleedkii 2aad oo xubin ka ah dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo U Ambabaxay Dalka Shiinaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u ambabaxay Magaalada Beijing ee Caasimadda dalka Shiinaha. Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa waxaa kamid ah xubno ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka $710 Milyan Oo Loo Dalbaday Si Wax Looga Qabto Abaaraha Hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa todobaadkii lasoo dhaafay ku dhawaaqay Qorshaha Gurmadka Abaaraha waxayna hoosta ka xarriiqeen baahida loo qabo dhaqaale aan soo daahin si looga baaqsado in xaaladda bini’aadamnimo ay kasii darto.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jarmalka Oo joojisay Mashruuc Garowe Loogu Dhisi Lahaa Isbitaal Weyn Dowladda Germany ayaa joojisay mashruuc dib lagu dhisi lahaa Isbitaalkii guud ee magaalada Garoowe ee caasimadda Putnland, kaas oo dhismihiisa la qorsheynayay sanadkaan 2019ka. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Putnland Dr, jaamac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Booliiska Oo Lagu Xukumay Dil Toogasho ah Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya oo horaantii bishan magaalada Muqdisho ku dilay wiil wade ka ahaa mooto…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Marwada Koowaad Qaranka Oo Wada Hadallo Lagu Horumarinayo Arrimaha Haweenka La Yeelatay Dhigeeda Turkiga Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa Safar shaqo ku joogta dalka Turkiga, Kadib Martiqaad Rasmiya oo ay ka heshay dhiggeeda dalka Turkiga Emine Erdogan, Waxaana kulan gaar ah…