1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo ka Qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiuu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb galaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa socdaalkan ku weheliya Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Meel Mariyay Labo Hindise Sharciyeed Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada hindise sharciyeed ee goluhu meel mariyay oo ay soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxabanaan Oo Ka Dhamaaday Dib U Eegista Dastuurka Guddiga Dib-u- eegiska iyo Hirgelinta Dastuurka madaxabanaan ayaa 5-tii cutub ee ugu danbeysay waxa ay ku ku wareejiyeen Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Gudoomiyaha Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweyne Deni Uu Kula Qaatay Dhiiga Xaaf Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu madaxtooyada Putnland ee Gaalkacyo uu ku qaabililay dhigiisa maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf. Kulan labada Madaxweyne waxaa qeyb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Cadaadiska Kenya Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay cadaadiska dalka Kenya ay saareen siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka safarka, wasiirro iyo xildhibaanno lagu xanninabay garoonka JK, baaritaannada lagu sameeyo Soomaalida safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay X control, Afgooye wararka naga soo gaarayo degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya inuu goordhow ka dhacay Qarax inta u dhaxeyso X control Afooye iyo Isgooyska Xoosh. Qaraxa ayaa ahaa qarax Miino …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Deni Uu La Qaatay Waxgaradka Iyo Ganacsatada Gobalka Mudug? Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada magaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay Nabadoonada iyo xubno ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug ee Putnland kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Dib Udhis Ku Sameynaysa Isbitaalka Xoogga Qaranka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u dhis lagu samaeynayo Isbitaalka Xooga Qaranka kaas oo ku burburay dagaaladii dalka soo maaray inta lagu guda jiro sanadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax Oo Putnland Ka Raali geliyay Hadal Hadal Uu Horay U Sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Puntland ka raali galiyay hadalkii gafka ahaa ee uu ujeediyay. Qoraal laga soo saaray Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Somaliya ayaa lagu sheegay…