1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha kulanka maanta ayaa ahaa Dhageysiga warbixinta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax xoogan oo inta badan laga maqalay dagmooyinka qaar ee magaalada ayaa cawa waxa uu ka dhacay dagmada Xamar-weyne ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa gaari nuuca raaxada ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Deni Oo Furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe Ee Punland Madaxweynaha dowladd-gobaledka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee Puntland, kaas oo ay u farisanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Soo Gabagabeysay Ghageysiga Dacwadda Eedeysane Cali Maxamuud Axmed Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga eed ka dhan ah dable Booliis Cali Maxamuud Axmed oo 8-dii bishan Isgoyska Tarabuunka ku dilay Alle ha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso; Tirada Xujeyda Soomaalida Loo Ogolaaday Sanadkaan Iyo Lacagta Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta dowladda federalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay tirada dadka Soomaalida ee Xujeyda ah,wasaaradda ayaana sheegtay in sanadkaan 1440 Hijriya ay gaarayaan dadka Soomaalida ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Nin Ganacsade ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Nin ganacsada ah ayaa lagu dilay galinkii danbe ee maanta goob ganacsi oo uu ku la haa is goyska X Koontarlool Afgooye ee duleedka magaalada caasimadda Muqadisho. Dilka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia Oo Yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2 Sano ah Villa Somalia ayaa waxaa loo magacaabay agaasime cusub Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) kaas oo baday agaasimihii hore marwo Aamina Saciid Cali Villa Soomaaliya ayaa yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Agaasime Cusub U Magacaabay Madaxtooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gaadiidka Muqdisho Iyo Jowhar Maamulka Gobalka Sh/dhexe ee Hirshabelle ayaa shaqa joojin ku sameeyay dhamaan gaadiidka qaada dadweynaha kuwaas oo istaacmaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar wadada xariirisa. Sababaha gaadiidkaan shaqada looga hor…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax Oo La Kulmay Daladaha Waxbarasho Iyo Maamulka Gobalka Banaadir Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa shir gudomiyay shir dag dag ah oo ay isugu yimaadeen wasaaradda waxbarashada Soomaaliya madaxda daladaha…