3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliya Oo Ka Gudubtay Wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Deyn Cafinta War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen ka gudbidda wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gabar Soomaali 16 Sano Jir ah Oo Shaqo Adag Ka Qabatay Wadanka Norwey Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag. Waxay kamid tahay garsoorayaasha ciyaarta kubada cagta kooxaha dhalinyarada ee dalka Norway. Sumayo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Fal-danbiyeed Ku Tilmaamay Imtixaanka la xaday Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo dadkii ka danbeeyey in Imtixaankii Dugsiyada Sare la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Raiisul Wasaare Khayre oo magacaabay Guddi dhameystiraya Qorshaha Deyn Cafinta Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeeya dhamays-tirka qorsha dayn cafita dalka oo meel gebo gebo ah maraya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka Ka Mid Ah Xildhibaanada Oo Si Weyn U Dhaliilay Xisaab Xirkii Wasaaradda Maaliyadda AY Maanta Soo Gudbisay Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka federalka ee Soomaaliya oo maanta ka aragti dhiibanayay xisaab xirka sanad miisaniyadeedkii 2017 oo wasaaradda maaliyadda ay soo gudbisay ayaa dalbadain misaaniyadda dib loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib shirkii magaalada Garowe. Madaxweynaha dowled-goboleedka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Madaweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillahi Deni ayaa xeer madaxweyne ku magacaabay Afhayeenka Madaxtooda Punland. Madaxweynaha ayaa u macaabay Jaamac Yuusuf Jaamac( Dabaraani) inuu noqdo Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Putnland. Maxwenaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lagu Dhaawacay Nin U Dhashay Dalka Turkiga iyo Ruux La socday Oo Muqdisho Ka dhacay Qarax nuuciisa uu yahay midka la hoos geliyo Baabuurta ayaa goor dhaw oo duhurnimadan ah wuxuu ka dhacay isgoyska KM-4 gaar ahaan meel u dhaw Aargada. Qaraxan oo jugtiisa laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ammaanka Oo Duleedka Muqdisho ku Qarxiyay Miino Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa maanta deegaanka Waydow ka soo saaray Miino tankeeda uu yahay mid aad u culus. Miinadan ayaa waxaa lagu aasay laamiga dhinaceeda, waxaana hawlgal Ciidamada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Oo Nasiib Darro ku Tilmaamay Fashilkii Shirkii Garowe Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shabaka ayaa ka hadlay shirkii maalmahan ka socday magaalada Garowe kaas oo ku soo dhamaaday is afgaranwaa . Xildhibaan sakariye ayaa…