1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Farmaajo oo ka hadashay Qarax lagu dilay Injineero Turki ah Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee maanta Barqanimadii duleedka magaalada Muqdiso lagula eegtay qaar ka mid ah Injineerada dhisaya wadada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga oo ka Hadashay Qarax Lagu Dilay Muwaadiniinteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarka ay ku dhaawacmeen 4 shaqaale oo Turki ah. Hal muwaadin oo u dhashay Turkiga ayaa kamid ah dadka ku dhintay qaraxa…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso war-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Garowe. Waxaa goordhaw magaalada Garowe ee xarunta gobalka nugaa lagu soo gabagabeyay Shir muddo seddax maalin ah uga socday madaxkatirsan dowladda, kuwa dowladda gobaleedyada, musharixiinta xilka madaxweeynaha , aqoon yahano iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afghanistan oo Lagu Dilay Suxufigii 50-aad ee Sanadkii 2020 Sida laga soo xigtay hey’adda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn ee loo soo gaabiyo “RSF” sanadkii dhammaaday ee 2020-ka waxaa dunida lagu dilay 50 ka tirsan shaqaalaha warbaahinta caalamka kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Duqeeyey Idaacad Ay Leedahay Al-shabaab Ciidamada cirka Mareykanka ayaa la sheegayaa in Drone ay ku duqeeyaan deegaanka kuunya Baroow ee hoostaga gobalka Shabeellada Hoose. Duqeymahan oo loo adeegsaday diyaaradaha meelaha fog laga maamulo ayaa lala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Madaxdii Martida Ku Aheyd Garowe Kulan dooceed ayaa waxaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku yeeshay madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo ah martigeliyaha shirka aragtiwadaag iyo madaxda matalaysa DFS iyo Musharraxiinta. Kulanka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg : Qarax Goordhaw Ka Dhacay Duleedka Muqdisho. Wararka naga soo gaarayo inta u dhaxeeyso deegaanka Xaawo Cabdi iyo Calamada ee duleedka magaaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in goordhaw qarax uu halkaasi ka dhacay . Qaraxa oo ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Koongareeska Mareykanka oo Ka Horyimid Codka Diidmada Qayaxan Ee Trump Dul-Dhigay Miisaaniyadda Difaaca Koongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan ee madaxweyne Donald Trump uu dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, waana markii ugu horeysay ee uu madaxweeynaha tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Geeriyooday Golaha Wakiillada Jubbaland iyo Madaxda oo Ka Tacsiyeysay Geerida ku timid allah u naxariistee xildhibaan Xildhibaan Khaliif Haashim Nuur oo shalay ku geeriyoday Kismaayo kadib markii gaarigiisa loogu xirayqarax ayaa waxaa ka tacsiyeey madaxda maamul goboleedka Jubbaland. Madaxweyne Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidama Ammaanka Gobolka Banaadir oo Qabtay Rag Burcad ah Ciidamada ammanka gobolka Banaadir oo habeenimadii xalay howlgal ka sameeyey degmada Hilwaa ayaa gacanta ku dhigay rag lagu eedeeyey in xiliyada habeeenkii ah ay dhac u geystaan shacabka ku nool…