Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo Bilaabay Baarista Lacagaha iyo Deeqaha Ku Baxay COVID 19 Sheeko:Amniga Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee qaranka ayaa baaris la xiriirta hawlaha COVID 19 ee Soomaaliya ka bilaabay Muqdisho isaga oo arrintaa 7-badii bishan ku wargeliyey wasaaradda caafimaadka iyo xafiiska ra’isul wasaaraha.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Saxiixay Guddi Kale oo Sharci Ahaantiisa La Isku Heysto Waxaa markale soo baxay warar sheegaya in madaxweeynaha Waqtigiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, uu saxiixay guddiga guddiga madaxabanaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa, arrintan ayaa imaaneysa iyada uu welli muran ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: 37 Sano Guuradii Ka Soo Wareegatay Xasuuqii Wagalla Waxaa maanta la xusaya 37 sano guuradii ka soo wareegatay xasuuqii lagu laayay dadka shacabka ah ee ku suganna deegaanka Waagala ee ka tirsan gobalka waqooyi barri ee dalka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Maxaa Sababay In Uu Dib U Dhaco Shirka Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 15-ka bisha Febraayo , gebi ahaanba dib u dhacay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobaleedyada dalka . Shirkan oo uu horay ugu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Abshir oo Farmaajo ku yiri: Noloshii iyo Nabadgelyadiina “Dadkii ‘haah’duu hayaa”! Gudoomiye ku-xigeenka kowaad Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Senator mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa sheegay in Farmaajo intuu dalka joogay uu burburiyay arrimo badan oo masiiri ahaa. Qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Banaanbax Maalinta Jimcaha Golaha Midawga musharixiinta xilka Madaxweeynanimada dalka oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan ay qaban doonan banaanbax balaaran oo ka dhaca magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Midawga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Cadaaladda “Dalku Wuxuu Leeyahay Gole Adeeg Garsoor Oo madaxbanaan “ Xukuumadda Soomaaliya ee mudda xileedkooda dastuuriga ah dhamaaday ayaa sheegtay in gebi ahaanba la dhameeystiray dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka dalka. Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabduqadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wax Ka Baro Taariikhda Qareennada Dacwada Badda Ee Matalaya Soomaaliya!! Maxkamadda ICJ ayaa maanta sheegtay in aan mar dambe dib loo dhigi doonin dhageeysiga dacwadda Baddeenna ay Kenya muranka gelisay. Inkasta oo maamulka Farmaajo uu shaqada ka diray Muno Al…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashay Ciidamo Xabadeeyey Gaariga Imaamka Mudulood Waxaa la sheegayaa in khasaare uu ka dhashay rasaas lagu furay gaadiid uu la socday imaamka beesha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf. Gaadiidka Imaamka oo marayey agargaarka maxkmadda gobolka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga ICJ Oo Diiday Codsiga Kenya Ee Dib U Dhigista Dacwada Badda Maxkamadda cadliga adduunka ayaa iska diiday codsiga Kenya ee dib u dhigista dacwadda badda iyada oo ku celisay iney dhageysan doonto 15-ka March 2021-ka Maxkmadda waxaa ay intaas ku dartaa…