Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga Duuliimaadyada Caalamiga ah Dib loo FurayoSheeko:Wararka CaafimaadkaDowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay waqiga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah kuwaas oo hakad galay kadib markii dunida uu kala xiray xanuunka safmarka ah ee COVID-19, kaas caalamka fara…1 daqiiqo
1 daqiiqoSheeko:Arrimaha AmnigaAkhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada? Golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal iyo Heer Dawlad Goboleed ee ka baaraan degaya talooyinka la xiriiri hannaanka iyo habsami u socodka doorashootinka dalka. Qodobka 5aad…
1 daqiiqoSheeko:Arrimaha AmnigaMadaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed u Diray Hambalyada Munaasabadda Ciidda Carafo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan barakeysan…
1 daqiiqoSheeko:BaarlamaankaMaxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Punland? Xildhibaannada golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta isugu yimid Fadhiga 29-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha , uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiillada maamulkaasi Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa…
1 daqiiqoSheeko:DalkaDadaallo Lagula Dagaalayo Anyaxa oo Ka Socda Gobollada Soomaaliya. Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha (FAO) waxa ay maalgelisay Mac-hadka Horumarinta iyo u Adkeysiga aafooyinka ee SADAR iyadoo kataageereysa Mashruuca u Awoodsiinta dadka Hawlgalka xakameynta Ayaxa/Anyaxa ee…
1 daqiiqoSheeko:DalkaHirshabeelle oo Baaq Ka Soo Saartay Fatahaadaha Madaxweyne ku-xigeebka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ugu baaqay wasaaradda gargaarka, Hey’adaha deeqaha bixiyo iyo shacabka in laga qeyb qaato dadaallada loogu jiro sidii looga hortagi lahaa webiga…
1 daqiiqoSheeko:Arrimaha AmnigaKulan Looga Hadlayay Amniga oo Lagu Qabtay Kaaraan Xurunta degmada Kaaraan ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayey amniga degmada, gaar ahaan sidii looga shaqeyn lahaa arrimahaas, maadaama Kaaraan ay ku soo batadeen kooxo hubeysan oo shacabka degan dhac…
1 daqiiqoSheeko:BaarlamaankaBaarlamaanka Puntland oo Dib u Dhigay Ka Doodista Heshiiskii DP-WORLD Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Puntland oo maanta doo adag ka yeeshay heshiiskii Puntland ay la gashay shirkadda DP-WORRD, kaas oo lagu hormarinaayey dekadda magaalada Bosaso ayaa dib loo dhigay. Xildhibaannada…
1 daqiiqoSheeko:BaarlamaankaAkhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Wakiillada Puntland? Waxaa goordhow magalaada Garowe ka furmar kulanka golaha wakiillada maamulka goboleedka Punland , kaas oo ah Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 46-aad ee golaha, waxaana shir guddoominaya guddoonka golaha Wakiillada. Fadhiga maanta…
1 daqiiqoSheeko:DalkaWafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaaray Baydhabo Sii hayaha wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay…