1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka oo Diiday Kulankii Uu Farmaajo Codsaday Jimcaha Warar aan ka heleneyno xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in guddoonka golaha uu diiday codsigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee ahaa in jimcaha uu horyimaado.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb 4 Golaha midawga Musharixiinta xilka madaxtinimada dalka ayaa war ka soo saaray shirka maalinta labaad magaalada dhuusamareeb uga socda Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Shir Dhuusamareeb Ka Socda Maalintii Labaad Magaalada dhuusamreeb waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kas oo loga hadlayo xaaladda dalka si gaar ah Arimaha Doorashooyinka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Gobalada Waqooyi Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb Shir jaraa’id oo ay goor dhaw magaalada Muqdisho ku qabteen gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillahi, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland, ayaa lagu sheegay in shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO : Maxaa Ku Cusub Ajendayaasha Shirka Dhuusamareeb 4 ? Shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacada soo socda ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Kulanka ayaa looga arin san doona xaaladda guud ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Maamulada Dalka Oo Maanta Furmaya Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug , ka furmaya shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo noqonaya midkii 4 aad oo ay madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Kheyraadka Oo Ku Takrifal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiirka Batroolka, Dalbaday In Lasoo Celiyo Guddoomiyaha HBS Waxaa goordhow soo baxay go’aanka guddiga kheyraadka dabiicigaa iyo bii’ada ee ku saabsanaa khilaafka ka dhex jira wasaaradda batroolka & macdanta iyo hay’adda batroolka soomaaliyeed (hbs). Guddiga ayaa waxyaabaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Safar Dhulka Ah Ku Tagay Dhuusamareeb Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi u hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku tagay magaalada Dhuusa mareeb . Deni ayaa waxaa duleedka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweeynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe . Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Dhuusamareeb Oo Maanta Furmaya Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filaya in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka wada tashiga dowlad gobaleedyada dalka iyo dowladda Federaalka. magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa hadda ku sugan madaxda…