Dhageyso: Caalim “Dowladda Dhexe Iyo Maamullada Oo Wada Shaqeeya Ayaa Meesha Ka Saari Kara Faragelinta Shisheeye” Sheeko:Dalka Diplumasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in faragelinta shisheeye ay ku yaraan karto wada shaqeyn fiican oo dhexmarta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Diplumasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay inay jirto faragelinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kuwait Oo Deeq Gaarsiisay Somaliland Dowladda Kuwait ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiisay maamulka Somaliland. Diyaarad nuuca dagaalka ah oo deeqdaasi raashinka ahi waday ayaa ka degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Deeqdani ayaa loogu…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mar Kale Lagu Doortay Garoowe Xildhibaankii guddiga khilaafaadku ay ku celiyeen maamulka Puntland ayaa maanta dib loogu doortay isla kursigaasi. Doorashadani ayaa ka dhacday xarun Jaamacadeed oo ku taalla magaalada Garoowe halkaasoo kamid ah xarumihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Diplomasi Oo Ka Hadlay Arrimo Ku Saabsan Doorashada Diplomasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in arrin sharciga ku qaldan ay tahay in guddoonka doorashada madaxweynaha ay xaflado ka sheegaan cidda ay dooranayaan. Hadalka Diplomasi Maxamed Maxamuud oo arrimaha la taliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Miino Oo Caawa Mahadaay Ka Dhacay Ugu yaraan 8 ruux oo midi askari yahay ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaawacmeen qarax miino oo maqribadii caawa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa miino…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Isdiiwaangelinta Musharrixiinta Oo Joogsatay Guddiga doorashooyinka ayaa soo gabagebeeyay isdiiwaangelinta musharrixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya. Ilaa haatan guddigu waxa ay sheegeen inay isa soo diiwaangeliyeen musharrixiin gaaraya 24 oo u taagan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Kulbiyoow Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya ayaa dib u qabsaday degmada Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose halkaasoo maanta ay dagaal kula wareegeen Xarakada Alshabaab. Weerarka oo ku billowday baabuur lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diplomasi Ka Hadlay Musuqa Doorashada Diplomasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in beesha caalamka ay aqoonsiga kala laaban karto dowladda federaalka haddii doorashada madaxweynaha ay musuq ku dhacdo. Diplomasi Maxamed Maxamuud ayaa Goobjoog News u sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pro: Caalim “Hoggaan Caadil Ah Baa La Rabaa” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur(Caalim) oo ah falanqeeye siyaasadda Soomaaliya iyo Afrika ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka ku jiro iyo diyaargarowga loogu jiro doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Iyadoo dhowaan la doonayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Daad: Abaarta Puntland Way Ka Sii Dartay Abaaraha ka jira degaannada Puntland oo weli dhibaato ku haya dadka iyo duunyada ku dhaqan degaanno badan. Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah guddiga abaaraha ee Puntland ayaa caawa…