Alshabaab Oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Wada Galgaduud Sheeko:Dalka Wararka laga helayo degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaalyahannada Alshabaab ay ka wadaan howlgallo iyo dhaqaaqyo ciidan. Sida ay Goobjoog News xogta ku heleyso dagaalyahanno ka tirsan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sameysay Xog Aruurin Abaaraha Ah Wasiirka gargaarka ee Galmudug ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Guuleed ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wasiir Shire Xirsi Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Aan Ka Socon Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta la soo sheegayaa in aynaan ka jirin doorashada aqalka hoose. Maalmahan magaalada Baydhabo waxaa ka socday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Billaabatay Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka billaabatay goor dhow mar kale maanta magaalada Jowhar. Seddex kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa lagu wadaa in lagu doorto magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Furumaha Dagaalka Oo La Kormeerayo Guddiyada maamullada Galmudug iyo Puntland ee loo xil saaray nabadeynta Gaalkacyo ayaa maanta kormeer ku maraya furumaha dagaalka ee galbeedka Gaalkacyo. Guddiyada oo isku dhaf ah ayaa kormeeraya jiidaha hore…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir-kii Howlaha Guud ENG Nadiifa Oo Looga Adkaaday Tartanka Kursiga Xildhibaannimo Wasiir-kii wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska ENG Nadiifa Maxamed Cismaan ayaa maanta lagaga adkaaday doorashada aqalka hoose ee ka dhacday magaalada Jowhar. Doorashada oo ENG Nadiifa ay kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii U Dambeeyay Ee Degmada Qandala Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa ku sii jeeda magaalada Qandala oo ay maamulayso malleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish. Wariyaha Goobjoog ee Garoowe ayaa soo sheegaya in xaaladdu ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Ka Socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Kulankani oo lagaga hadlayo nabadeynta magaalada Gaalkacyo ayaa ka soconaya garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Kulanka ayaa u dhaxeeya guddiyada labada dhinac ee maamullada Galmudug iyo Puntland waxaana goobjoog ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Curtay Degaanno Ka Tirsan Gedo Iyadoo inta badan gobollada dalka Soomaaliya xilligani yihiin kuwa ooman oo u baahan raxmadda Alle ayaa la soo sheegayaa in degaanno ka tirsan gobolka Gedo uu ka da’ay roobka deyrta.…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Jowhar Ka Socota Magaalada Jowhar waxaa ka billaabatay hadda doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Doorashada aqalka hoose ee Jowhar oo maanta lagu dooranayo hal kursi oo kaliya kaasoo ay ku tartamayaan…