Diyaarad Drone Ah Oo Ku Dhacday Sh/hoose Sheeko:Dalka Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku warramaya in diyaarad nuuca wax basaasa ay ku dhacday degaankaasi. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Sh/hoose Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka ayaa salka ku haya aanooyin qabiil, waxaana la soo sheegayaa in…
2 daqiiqo Sheeko:War Cali Ameeriko: Walaac Baa Ka Qabnaa Doorashada Isbahaysiga isbedal sameynta Soomaaliya oo ay ku mideysan yihiin musharrixiin badan oo u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa sheegay in doorashada dib u dhaca ku yimid ay aad…
1 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Hal Kursi Ayaa Maanta Lagu Doortay Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka dhacday doorashada hal kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigani waxaa ku tartamayay musharrixiinta kala ah Saabir Nuur Shuuriye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Curtay Magaalada Baydhabo Roobabka xilliga deyrta ayaa xalay ka curtay degaanno ka tirsan gobollada Baay sida magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Wararka laga helayo Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay roobab mahiigaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Waajid Wararka laga helayo degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu dagaal ka dhacay meel duleedka degmadaasi ah. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa yimid markii…
3 daqiiqo Sheeko:War Puntland Oo Weli Diidan Sii Socoshada Doorashada Iyadoo weli magaalooyinka dowlad goboleedyada ay ka socdaan doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo Kismaayo oo lagu soo gebagebeeyay ayaa waxaa hakad ku jira Garoowe doorashadaasi. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:War Goodax Barre Oo Noqday Xildhibaan Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cabdullaahi Goodax Barre ayaa noqday mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Kursigani waxaa Goodax Barre kula…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Lagu Doortay Baydhabo Iyo Cadaado Magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay illaa seddex kursi oo ka tirsan golaha shacbiga Soomaaliyeed. Kursiga koowaad waxaa ku tartamayay afar musharrax oo kala ah Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Heshiisiineysa Beelo Dirirsan Masuuliyiinta ka tirsan Galmudug ee kormeerka nabadeed ku marayay degaanno xiriiriya gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa ujeedkoodu uu yahay sidii loo nabdeyn lahaa degaanno ay ka taagan tahay xiisad dagaal.…