Garoowe: Doorashada Aqalka Hoose Oo Billaabatay Sheeko:War Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay billaabatay doorashadii aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka oo ay maanta ku tartamayaan dhowr musharrax. Seddex kursi ayaa qorshaha uu yahay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Ku Xigeenkii Duqii Xamar Oo Xildhibaan Noqday Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa maanta lagu doortay illaa seddex mudane oo ka tirsanaan doona baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Mudanayaasha maanta la doortay waxaa kamid ah ku xigeenkii duqii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon Ah Oo Lagu Oogay Gobollada Dhexe Salaad roob doon ah ayaa maanta laga tukaday dhowr degaan oo ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Degmooyinka Matabaan iyo Dhuusamareeb iyo degaanka Xeraale ayaa laga tukaday salaado roob doon…
1 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada xildhibaannada aqalka hoose ayaa ka socota magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Labo meel oo ay ka socoto doorashada waxaa ku tartamaya musharrixiin dhowr ah oo u ordaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD: Ciidamo Ayaa La Geynayaa Gaalkacyo Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo maanta gaaray Gaalkacyo ayaa kulan gaar ah la qaatay guddiga nabadda ee magaalada Gaalkacyo. Wafdigani waxaa hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee IGAD ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Guddiga Doorashada P/Land Oo Iscasilay Axmed Kismaayo oo ahaa guddoomiyihii guddiga doorashada Puntland ayaa maanta bartiisa facebook-ga ku shaaciyay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee uu ka hayay maamulkaasi Puntlkand. Waxa uu sheegay in maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Salaad Roob Doon Ah Oo Garoowe Lagu Oogay Salaad roob doon ah ayaa maanta lagu tukaday magaalada Garoowe ee caasumadda maamulka Puntland. Isu soo baxa roob doonka waxaa ka qeyb galay dadweyne fara badan iyo madaxda maamulka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Isku Deldelay Gobolka Galgaduud War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin xoolo dhaqato ah uu isku diley halkaasi. Ninkani oo lagu magacaabi jirey Ilkaweyne Cumar Jaaxuur ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Yar Oo Harraad Ugu Dhintay Buuhoodle Sida ay xaqiijinayaan dad ku sugan magaalada Buuhoodle ee waqooyiga Soomaaliya waxaa jirta biyo la’aan baahsan oo wajahday taasoo si weyn u saameysay dadka iyo duunyada. Abaaraha ka jira gobollada…