Ergada Sh/hoose Oo Gaaray Baydhabo Sheeko:War Ergooyin ay ka socda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ergooyinka maanta gaaray magaalada Baydhabo waxaa lagu sheegay inay yihiin kuwa horudhac kuwaasoo soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Hakatay Maalintii seddexaad maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa hakad ku jira doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada ayaa hakad loo geliyay shaqaaqo dhowaantan ka dhacday magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Degaanka Xarfo, Mudug Wararka naga soo gaaraya degaanka Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dad reer miyi ah. Xiisadda dagaal ayaa salka…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi Loo Xil Saaray Dhacdo Ka Dhacday Xarunta Doorashada Jowhar Guddi xaqiiqo raadin ah ayaa loo xil saaray dhacdo maalmo ka hor ka dhacday xarunta doorashada aqalka hoose ee magaalada Jowhar taasoo noqotay ceeb hareysay dowladda federaalka. Shaqaaqadani oo dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu ka socdo dagaal beeleed sababay khasaare illaa hadda aan la ogaan Karin. Dagaalka oo beelo walaalo ah malleeshiyaadkooda u dhaxeeya ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dadkii Barakacay Oo Dib Ugu Laabanaya Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dadkii shacabka ahaa ay dib ugu laabanayaan magaaladaasi. Dadkani ayaa dib ugu soo guryo noqotay magaalada Gaalkacyo markii lagu guuleystay in ciidankii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya iminka magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in magaaladaasi lagu dilay nabadoon laga yaqaanay gobolka Hiiraan. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Nabadoon Bocor Axmed waxaana diley dableey…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Shirar Looga Hadlayo Doorashada Oo Ka Socda Kulankani ka soconaya magaalada Jowhar ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan doorashada Soomaaliya gaar ahaan aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka. Wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Micheal Keating iyo madaxweynaha Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majmaca Culumada Oo Ka Digey In Carruurta Lagu Xadgudbo Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay maalinta xuquuqda carruurta adduunka oo maanta meelo badan oo caalamka kamid ah laga xusayo. Majmaca waxay sheegeen in carruurta xil la iska saaro isla…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Hadda Ka Billaabatay Magaalada Baydhabo, Baay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka socota doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada oo…