Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad gobolleedyada iyo kuwa AMISOM habsimi u socdka doorashooyinka Golaha…