Garoowe: Taliyaha Booliska Nugaal Oo Xilkiisa La Wareegay Sheeko:Dalka Iyadoo dhowaan taliyaha booliska Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax Ereg wareegto uu soo saaray uu xilka kaga qaaday taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal G/sare Cabdiraxmaan Xaaji Abshir Qaaqaan ayaa waxaa maanta… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka R/wasaare Cumar “Nabadda Gaalkacyo waa in wadajir looga shaqeeyaa” Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor fadhiyay in muddo ah Xaafado…
1 daqiiqo Sheeko:War Danjire Keating Oo Goobjooge Ka Ah Doorashada Aqalka Hoose Ee Baydhabo, Baay Wararka ka imaanaya hoolka doorashada ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ku sugan yahay wakiilka Qaramada Madoobe u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating. Danjire…
1 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada aqalka hoose ayaa ka soconaysa magaalada Cadaado ee caasimadda KMG ah ee Galmudug. Doorashada oo maanta ay ku tartamayaan dhowr musharrax waxaa dhammaantood ay u tartamayaan kamid noqoshada aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Ka Socota Magaalada Baydhabo Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed oo ay ku tartamayaan kuraasta qaar haween. Seddex musharrax oo haween ah ayaa kursiga…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Labada Aqal Ee Gobollada Waqooyi Oo Dib U Dhacday (Warbixin) Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in waqtiga loo qorsheeyay doorashada xubnaha aqalka sare iyo aqalka hoose ee matalaya gobollada waqooyi uu ku yimid dib u dhac. Hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda “Tiyeeglow Ciidan Qabta Uma Heyno” Isgaarsiinta degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa weli jaran iyadoo saansaan colaadeed ay ka jirto magaaladaasi. Magaalada Tiyeeglow ee koonfurta galbeed Soomaaliya ayaa seddexdii maalin ee la soo dhaafay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Amni Ee Gobolka Gedo Oo Laga Hadlay Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay degaanno ka tirsan gobolkaasi ay ka sameeyeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda: “Guddiga Abaaraha Ayaa La Hirgelinayaa ” Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo hirgalinayo guddiga abaaraha dalka si gurmad ah u helaan kumanaan qoysas Soomaali ah oo ku dayacan gobollo ka tirsan dalka kuwaasoo ay waxyeeleysay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi Loo Saaray Dil AMISOM Ay Ka Geystay Cadaado Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay guddi u saareen dhacdo maalin ka hor ciidanka AMISOM ay ku dileen nin kamid ah ergada xildhibaannada soo dooranaysa. Sahra Maxamed Maxamuud oo…