Xildhibaan Ka Hadashay Dagaalka Caabudwaaq Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sheegtay in ay ka xun yihiin dagaal beeleed ka soo cusboonaaday degmada Caabudwaaq. Xildhibaan Bosteeyo Jaamac Cali oo saaka la hadashay Goobjoog News ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Gobolka Galgaduud Oo Ballan Qaaday Wax Ka Qabashada Ammaanka Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga halday arrimaha kaga qorsheysan gobolkaasi. Maxamed Cali Cilmi ayaa sheegay in abaaro adag ay ka jiraan gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Eedeeyay Madaxda Puntland Xildhibaan hore Daahir Ciirro ayaa madaxda maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan xil iska saarin waajibaadka shaqo ee ay leeyihiin. Siyaasi Daahir Ciirro ayaa dhaliilay qaabka ay ammaanka ku sugayaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqoonyahan Ka Hadlay Fadhigii Baarlamaanka Iyo Tartanka Musharrixiinta Xilka Madaxtinimo Aqoonyahan Maxamed Caalim ayaa kulanka koowaad ee baarlamaanka ku macneeyay inuu maantaba billowday khilaafkii siyaasadda cusub ee Soomaaliya. Aqoonyahanka oo wax ka qora arrimaha geeska Afrika ayaa kala hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika Oo U Hambalyeeyay Baarlamaanka Midowga Afrika ayaa u hambalyeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka horumarka laga gaaray dhismaha baarlamaanka federaalka oo maanta lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed oo ay soo saareen maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Oo La Dhaariyay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee dhowaan laga soo doortay xarumaha dowlad goboleedyada dalka ayaa lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Baarlamaanka tobonaad ee dalka ayaa oo isugu jira rag iyo dumar ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Rasaas Ka Dhacday Suuqa Darxumo Wararka hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi ay ka dhacday rasaas dhowr ah. Rasaasta oo ay isweydaarsadeen ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Shir U Socda Masuuliyiinta Galmudug War degdeg ah oo haatan naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shir albaabada uu u xiran yahay uu ka soconayo magaaladaasi. Shirka socda ayaa looga hadlayaa xaaladda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Jowhar Oo Adkeynaya Ammaanka Taliyaha saldhigga booliiska magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cabdullaahi Siyaad(Canjeex) ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Jowhar. Magaalada Jowhar oo hadda xarun u ah maamulka Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Eedeeyay Galmudug Iyo Puntland Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin oo kamid ah waxgaradka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay sababta keentay jabinta heshiiskii xabad joojinta ahaa ee ka dhacay dhowaan magaalada Gaalkacyo.…