Xaaladda Abaaraha Gobolka Sanaag Oo Ka Sii Dartay Sheeko:Dalka Xaaladda abaaraha ee gobolka Sanaag ayaa ka sii dartay iyadoo meelaha qaar dadku ay qarka u saran yihiin inay u geeriyoodaan macluul. Waxaa inta badan baaba’ay duunyadii ay dadka ku… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Amniga Looga Hadlayay Oo Ka Dhacay Degmada Bandarbeyla, Bari Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka iyo wada shaqeynta ciidamada iyo shacabka ayaa lagu qabtay degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari. Kulankani ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Billowday Caabudwaaq War hadda ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu ka socda dagaal beeleed. Dagaal beeleedka oo u dhaxeeya malleeshiyooyin hubeysan ayaa Goobjoog News loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Khadiija Diiriye Iyo Maxmed Qoono Oo Loo Doortay Xildhibaan Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa ku soo baxay doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya taasoo wax yar ka hor ka billaabatay magaalada Jowhar. Maanta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Cabdiweli Muudeey Oo Noqday Xildhibaan Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed maanta waxaa ka dhacday doorashada hal kursi ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Halkani kursi waxaa ku tartamay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM Oo Mid Kamid Ah Ergada Ku Toogatay Cadaado War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada AMISOM ay ku dileen mid kamid ah ergada beelaha Galmudug. Ninka la dilay oo Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Ka Billaabanaysa Jowhar Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Jowhar maanta ayaa qorshaha uu yahay in doorashada aqalka hoose ay ka billaabato magaaladaasi. Doorashada aqalka hoose ee ka billaabanaysa Jowhar ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Cadaado Ka Socota Doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee ka imaanaya degaannada Galmudug ayaa ka socota magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Mudanayaal gaaraya illaa sagaal ayaa qorshaha uu yahay in maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug Oo Guddi U Magacowday Qalalaase Ka Dhacay Xarunta Doorashada Galmudug ayaa guddi u xil saartay tallaabo ciidanka NISA ay ku xireen wasiir ka tirsan maamulkaasi oo musharrax xildhibaan ahaa. Maamulka Galmudug ayaa guddi baaritaan u magacaabay dhacdadii 14 bishaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Cadaado Iyo Baydhabo Oo Doorashada Aqalka Hoose Uu Dib U Dhac Ku Yimid Iyadoo lagu ballansanaa in magaalooyinka Cadaado iyo Baydhabo ay ka billaabato doorashada aqalka hoose ee wajiga labaad ayaa dib u dhac uu ku yimid. Wararka Goobjoog ay ka heleyso magaalooyinkaasi…