B/weyne: Ciidanka Jabuuti Oo Isbitaalka Kala Baxay Mid Kamid ah Dhaawacyada Weerarkii Shalay Sheeko:Dalka Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne waxaa maanta Isbitaalka weyn ee magaaladaasi ay kala baxeen mid kamid ah dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Gargaar U Qeybiyay Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa todobaadyadii la soo dhaafay isaga barakacay kumanaan shacab ah oo ka cararay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo. Dadkani ayaa ku barakacay degaanno dhowr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Codsaday In Ciidanka La Kala Qaado Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo Oo Ku Baaqay In La Kala Qaado Ciidamada Galmudug Iyo Puntland Ee Isku Horfadhiya Duleedka Magaaladaasi Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa wada dadaallo nabadeed oo ay ku doonayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Khasaaraha Qaraxii Baladweyne Taliyaha booliska gobolka Hiiraan ee dowladda Soomaaliya Col. Isxaaq Cali Cabdulle ayaa Goobjoog News faahfaahin ka siiyay weerar loo adeegsaday gaari oo ka dhacay xarun ay ciidanka AMISOM ku leeyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Faahfaahin Ku Saabsan Maxaabiista Ay Galmudug Soo Bandhigtay Maxaabiistani oo ay soo bandhigtay Galmudug waxaa ay gaarayaan illaa seddex askari oo qaarkood ay ka muuqatay dhaawacyo dagaallada ka soo gaaray jirkooda. Mid kamid ah raggii maanta Gaalkacyo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug “Puntland Ayaa Diiddan Heshiiska Xabad Joojinta Ee Dagaalka Gaalkacyo” Xildhibaan ka tirsan maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dagaallada weli ka socda magaalada Gaalkacyo dhiggooda Puntland. Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo kamid ah baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Goor Dhow Ka Dhacay Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay saldhigga ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin halkaas gaar ahaan kuwa Jabuuti.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Maxaabiis Kusoo Bandhigtey Gaalkacyo Saraakiisha ciidanka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigey maxaabiis laga qabtay Puntland oo dagaalka galbeedka Gaalkacyo intii uu socday gacanta lagu dhigey. Maxaabiistani dagaalka lagu qabtay ayaa tiradooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Ciidamo Kale Oo Ka Socda AMISOM Ayaa Maanta Gaaray Ciidamo ka socda midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta mar kale gaaray magaalada Cadaado oo dhowaan la filayo inay ka billowdaan doorashooyinka aqalka hoose ee dowladda cusub. Madax ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Beyle: “Cabdiweli Gaas Ayaa Ka Dambeeya Dagaalka Magaalada Gaalkacyo” Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad(Suldaan Beyle) oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay dagaallada iyo colaadda ka socota magaalada Gaalkacyo. Suldaan Beyle ayaa sheegay in ay ka xun…