Madaxweynaha Puntland Gaas Oo Dagaalka Gaalkacyo Ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland DR. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahan ka maqnaa dalka ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa saxaafadda markii uu kula… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Sheegay In La Fasaxay Xildhibaannada Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa ku dhawaaqay in 24-ka bishaan oo maanta ku asteysan uu xiran yahay kala fadhiga 2-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wado Gobolka Hiiraan Ciidamada Itoobiya ayaa howlgallo ka wado degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan halkaasoo la soo sheegayo in ciidamada ay diideen isa socodka dadweynaha iyo baabuurta. Ciidamadani Itoobiya ayaa ah kuwii shalay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug 34 Xildhibaan Oo Mooshin Ka Dhan Ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Gudbiyay Xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanno gaaraya 34 mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajaanib Afduub Loogu Heystay Gobolka Mudug Oo Gaalkacyo Maanta Laga Dhoofiyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta laga dhoofiyay shaqaale ajnabi ah oo muddo qaab afduub ahaan ah loogu heystay dhulka miyiga ah ee gobolka Mudug. Ajaanibtani oo afduub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cutubkii Ugu Horreeyay Ee Ka Socda Ciidanka AMISOM Oo Gaaray Cadaado Cutubkii ugu horreeyay oo ka tirsan ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Cadaadoo ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Ciidamadani oo tira ahaan gaaraya ku dhowaad boqol askari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Dib U Qabsaday Lambar Konton Maamulka Lambar Konton ayaa Sheegay Inay Dib U Qabsadeen Halkaas Kadib Markii Ay Shalay Ka Soo Baxeen. Wararka ka imaanaya degaanka Lambar Konton ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo AMISOM Oo Faarujiyay Degaanka Halgan Ee Gobolka Hiiraan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ayaa isaga baxay degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya degaanka Halgan ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay saaka banneeyeen dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Goor Dhow Ka Billowday Gaalkacyo War degdeg ah oo hadda naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in galbeedka magaaladaasi uu ka qarxay dagaal xooggan. Dagaalka oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Booliska Oo Faahfaahiyay Dhacdo Uu Ku Dhintay Askari Jabuutiyaan ah Taliska Booliska qeybta gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay dhacdo uu ku dhintay askari ka tirsan ciidanka AMISOM halka mid kalena uu ku dhaawacmay. Xalay ayaa ciidamada Jabuuti iyo malleeshiyo…